Wararka Maanta
Dhaqtarkii Labaad ee aano qabiil Lagu dilay magaalada Gaalkacyo
Arbaco, September 10, 2025 (HOL) - Dr. Cumar Cabdi Daahir, oo ka mid ahaa dhaqaatiirta dhalinyarada ah ee ka howlgali jiray magaalada Gaal...
Warkii oo dhan »Puntland: Waxaan u dhaqmaynaa sidii dowlad madax bannaan inta laga gaarayo heshiis rasmi ah
Arbaco, September 10, 2025 (HOL) - Puntland ayaa sheegtay inay u dhaqmayso sidii dowlad madax bannaan inta laga gaarayo heshiis ku saabsan shuru...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Kulan Looga Hadlayay Maalgelinta Hawlgalka (AUSSOM)
Arbaco, September 10, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qeyb galay kulan heer sare ah oo ka dhacay magaalada ...
Warkii oo dhan »NISA oo shaacisay in duqeyn lagu dilay horjoogahii ka dambeeyay qaraxii lagu weeraray Madaxweyne Xasan Sheekh
Arbaco, September 10, 2025 (HOL) - Warsaxaafadeed ka soo baxay hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa lagu sheegay in howlgal qorsh...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya oo qadka telfoonka kula hadlay amiirka Qatar kadib duqeyntii Israa’iil ee Doxa
Arbaco, September 10, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Dowlad...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo Cambaareysay weerarki duqeyn ay Israa’iil ka fulisay dalka Qatar
Arbaco, September 10, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay duqeymo cirka ah oo ay ciidamada Israa’iil ka fu...
Warkii oo dhan »Somaliland oo ka jawaabtay nidaamka fiisaha danabaysan (E-Visa) ee dowladda Soomaaliya hirgalisay
Talaado, September 9, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland, oo ka jawaabaysa nidaamka fiisaha danabaysan (E-Visa) ee ay dowladda Soomaaliya ku ama...
Warkii oo dhan »Diiwaan galinta dadweynaha oo maanta markale dib uga bilaabatay magaalada Muqdisho
Talaado, September 9, 2025 (HOL) - Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Sohdimaha ayaa markale dib uga billaabay magaalada muqdis...
Warkii oo dhan »Itoobiya oo Masar kaga adkaatay dagaalkii siyaasadeed ee qaybsiga biyaha wabiga Niilka
Talaado, September 9, 2025 (HOL) - Itoobiya waxay muddo dheer qorshaynaysay in ay ka faa’iidaysato Wabiga Niilka Buluugga ah, iyadoo u aragta ...
Warkii oo dhan »Siyaasiyiin Soomaali ah oo ku guulaystay doorashooyinka Baarlamaanka Norway
Talaado, September 9, 2025 (HOL) - Bulshada Soomaalida ee ku dhaqan dalka Norway ayaa taariikh ka dhigay doorashooyinka baarlamaanka dalkaas ka ...
Warkii oo dhan »