Wararka Maanta
Dowladda Soomaaliya oo maanta lagu wareejiyay qalab casri ah oo ka hortagaya waxyaabaha Qarxa
Khamiis, September 11, 2025 (HOL) - Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta dowladda Boqortooyada Ingiriiska kala wareegtay Gaadiid iyo qalab...
Warkii oo dhan »Xukuumadda Soomaaliya oo Cambaareysay weerarkii Israel ku qaaday magaalada Doxa
Khamiis, September 11, 2025 (HOL) - Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareeyay weerarka gardarrada ah ee ...
Warkii oo dhan »Khilaaf diblumaasiyadeed oo ka dhex taagan Safaaradaha Soomaaliya ee Tanzania iyo Kenya
Khamiis, September 11, 2025 (HOL) - Waxaa soo ifbaxay khilaaf diblumaasiyadeed oo u dhexeeya safaaradda dowladda federaalka Soomaaliya ee dalka ...
Warkii oo dhan »Booliiska gobolka Mudug oo shaaciyay in gacanta lagu soo dhigay nin dilay Xaaskiisa
Khamiis, September 11, 2025 (HOL) - Ciidamada Booliiska degmada Galdogob ee gobolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa gacanta kusoo dhigay Faarax ...
Warkii oo dhan »Puntland oo Garowe ku xiray saraakiil iyo askar lagu eedeeyay inay hub kala soo goosteen Calmiskaad
Khamiis, September 11, 2025 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa xabsiga dhigay askar iyo saraakiil Ciidan oo kamid ahaa kuwii kasoo dagaalamay ...
Warkii oo dhan »Dalal ay Soomaaliya kamid tahay oo codsaday in dib loo dhigo fadhigii Golaha ammaanka ee quseeyay weerarkii Israel ee Doxa
Khamiis, September 11, 2025 (HOL) - Aljeeriya, Pakistan, iyo Soomaaliya, iyagoo si dhow ula shaqeynaya dowladda Qatar, ayaa si rasmi ah uga cods...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo safka hore ka gashay dalalka ay ka dhacaan tacadiyada ugu badan ee caruurta
Arbaco, September 10, 2025 (HOL) - Qaramada Midoobay ayaa shaacisay warbixinteeda sannadlaha ah ee ku saabsan carruurta iyo saamaynta colaadaha ...
Warkii oo dhan »Puntland oo shaqo joojin ku sameysay nootaayooyin ka jiray Garowe
Arbaco, September 10, 2025 (HOL) - Wasaaradda Caddaaladda maamulka Puntland ayaa shaqo-joojin ku sameysay dhammaan nootaayooyinkii ku-meel gaarka ahaa...
Warkii oo dhan »Madasha Samatabixinta oo digniin adag kasoo saaray boobka dhulka Jaamacadda Ummadda
Arbaco, September 10, 2025 (HOL) - Warsaxaafadeed kasoo baxay Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed garabka uu hoggaamiyo madaxweynahii hore ee dal...
Warkii oo dhan »Guddiyo ka tirsan Koongaraska Maraykanka oo soo jeediyay in Maraykanku xidhiidh gaar ah la yeesho Somaliland
Arbaco, September 10, 2025 (HOL) - Laba Guddi oo Koongaraska Maraykanka u qaabilsan Ka hortagista isbalaadhinta Shiinaha, ayaa codsi u diray Xog...
Warkii oo dhan »