Wararka Maanta
Guddiyada Deriseynta Muqdisho oo la kulmay Madaxa Arrimaha Bulshada iyo Xiriirka Gobollada Maxkamadaha Islaamka
Isniin, December 18, 2006(HOL): Waxaa maanta shir ku yeeshay Xarunta Macluumaadka Magaalada Muqdisho Guddiyada Xiriirka Bulshada iyo Deriseynta Gobolk...
Warkii oo dhan »
Gaari uu lahaa Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Itoobiya oo ay la wareegeen Ciidamada Maxkamadda Islaamiga Gobolka Hiiraan
Isniin, December 18, 2006(HOL): Ciidamada Maxkamada Islaamiga Gobalka Hiiraan ayaa waxaa ay la wareegeen Gaari uu lahaa Safiirka Dowlada Soomaal...
Warkii oo dhan »
Todobaadkii ay Maxkamadaha Islaamka u qabteen Ciidamada Itoobiya oo maanta ay ku egtahay
Isniin, December 18, 2006(HOL): Waxaa maanta ku eg todobaadkii ay Maxkamadaha Islaamka u qabteen Ciidamada Itoobiyaanka ah ee ku sugan gudaha Dalka So...
Warkii oo dhan »
Ra'iisal Wasaare Geedi oo maanta hor tegay Golaha Baarlamaanka si wax looga weydiiyo waxyaabihii ay Xukuumaddiisa qabatay
Isniin, December 18, 2006(HOL): Ra'iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa maanta wuxuu hor tegay Golaha Baarlama...
Warkii oo dhan »
Dad lagu soo qabtay Mukhaadaraad oo ku xiran Xabsiga Degmada Jilib
Axad, December 17, 2006(HOL): Dadkaan la sheegay in 48-kii saacadood ee ugu dambaysay lagu soo qab qabtay mukhaadaraadka noocyadiisa kala duwan oo ay ...
Warkii oo dhan »
Waaxda Dib u dhiska Maxkamadaha Islaamka oo amar ku siisay dadka dhistay hareeraha waddooyinka in ay isaga guuraan
Axad, December 17, 2006(HOL): Waaxda dib u dhiska Maxkamadaha Islaamka ayaa soo saartay amar ay ku fareyso dadka sandaqadaha iyo guryaha ka dhistay ha...
Warkii oo dhan »
Qeyb ka mid ah Wafdigii Maxkamadaha Islaamka ee Yemen ku sugnaa oo Muqdisho dib ugu soo laabtay
Axad, December 17, 2006(HOL): Waxaa dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho qaar ka mid ah Wafdigii Maxkamadaha Islaamka ee beryahaan ku sugnaa Dalka Y...
Warkii oo dhan »
Xubno ka tirsan Ururka Suxufiyiinta NUSOJ oo Muqdisho lagu xiray
Axad, December 17, 2006(HOL): Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed (NUSOJ) C/risaaq Shiikh Adduun ayaa shaaca ka qaaday in ay maanta ...
Warkii oo dhan »
Ra'iisal Wasaare Geedi oo Idaacadda BBC-da ku tilmaamay Hoggaamiye Kooxeedka kaliya ee u haray
Axad, December 17, 2006(HOL): Ra'iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa ku eedeeyay Idaacadda BBC-da Laanteeda A...
Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo tegay Magaalada Baydhabo
Axad, December 17, 2006(HOL): Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Jen. Cadde Muuse Xirsi iyo Wafdi uu hooggaaminayo ayaa maanta waxay gaareen Maga...
Warkii oo dhan »