Wararka Maanta
U qeybsanaha Horumarinta iyo Gargaarka Bani'aadannimada Midowga Yurub oo Baydhabo gaaray
Arbaco,December 20,2006(HOL): Waxaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay oo fariisin KMG ah u dowladda Federaalka Soomaaliya u qeybsanaha M...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Maxkamdaha Islaamka oo ku dagaalay Deegaano ka tirsan Gobolka Bay
Arbaco,December 20,2006(HOL): Dagaal aad u xooggan ayaa Ciidamo ka kala amar qaata Dowladda Federaalka iyo Maxkamadaha Islaamka waxaa uu ku dhex maray...
Warkii oo dhan »
Cusbitaalka Al-Nuur ee Magaalada Muqdisho iyo Hay’adda Save Vision ee dalka Pakistan oo fulinaya oo Howl indho-fiiqid iyo daweyn lacag la’aan ah
Arbaco, December 20, 2006(HOL): Dr. C/risaaq Axmed Dalmar oo ah agaasimaha Isbitaalka Indhaha Al-Nuur iyo guddoomiyaha Guddiga dhakhaatiirta Soomaaliy...
Warkii oo dhan »
Dad ka soo horjeeda in laga saaro Dhismaha Warshaddii Baastada Muqdisho oo Banaanbax ka hor sameeyay Xarunta Maxkamadaha Islaamka
Talaado, December 19,2006(HOL): Dadkani oo socod cabasho ah ka soo bilaabay Xarunta Warshaddii Baastada ee Magaalada Muqdisho oo ay deganaayeen Muddo ...
Warkii oo dhan »
Dowladda Itoobiya oo sheegtay in aysan la yaabaneyn Hanjabaadda ay u jeediyeen Maxkamadaha Islaamka
Talaado, December 19,2006(HOL): Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaaliga Itoobiya Burhan Heilu ayaa sheegay in digniinta ay u jeediyeen Maxkamadaha...
Warkii oo dhan »
Ergay Sare oo ka socda Midowga Yurub oo ku sii jeeda Magaalooyinka Baydhabo iyo Muqdisho
Talaado, December 19,2006(HOL): Maalinta berri ah ayaa lagu wadaa in uu dalka Soomaaliya, gaar ahaana magaalooyinka Baydhabo iyo Muqdisho uu socdaal k...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Geedi oo sheegay in ay Maxkamadaha Islaamka dalka Soomaaliya soo geliyeen seddex kun oo dagaalyahanno Ajnabi ah
Talaado, December 19, 2006(HOL): Ra’iisal Wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa shaaca ka qaaday in ay maxkamadaha ...
Warkii oo dhan »
Xildhibaanada Dowladda Federaalka ee Muqdisho ku sugan oo sheegay in aysan waxba qaban Xukuumadda Ra’iisal Wasaare Geedi
Talaado, December 19, 2006(HOL): Xildhibaan Cabdalla Xaaji Cali oo ka mid ah Xildhibaanada Dowladda Federaalka ee Muqdisho ku sugan ayaa sheegay in aa...
Warkii oo dhan »
Seddex ruux oo ku dhaawacantay Bam lagu xooray nin ku dhex jiray Goob Internet Café ah oo Muqdisho ku taala
Talaado, December 19, 2006(HOL): Habeenkii xalay ahaa abaaro 7:20 daqiiqo ayaa waxaa ka dhacay Xaafadda Labo Dhagax ee Magaalada Muqdisho Qarax Bambo ...
Warkii oo dhan »
Magaalada Boosaaso oo ay ku soo noqotay Fowdadii Ciyaal Faay Cali
Isniin, December 18, 2006(HOL): Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ka dhacay dilal loo geystay dad rayid ah, iyad...
Warkii oo dhan »