Wararka Maanta
Shirkii Dib-u-heshiisiinta Beelihii ku dagaalamay Gobollada Galgaduud iyo Mudug oo meel wanaagsan maraya
Axad, Febraayo 18, 2007(HOL): Shirka magaalada Cadaado uga socda Waxgaradka Beelaha Sacad iyo Saleebaan oo ay ka qeyb-galayaan Ergo ka kor u sii dhaaf...
Warkii oo dhan »
Maanta oo kale sanad ka hor Muqdisho maxaa ka dhacay?
Axad, Febraayo 18, 2007(HOL): Maanta oo kale sanadkii hore (18/02/2006) Magaalada Muqdisho waxay ahayd mid uu ka socday dagaal u dhaxeeyay Ciidamo kal...
Warkii oo dhan »
Xaaji Abuukar Cumar Cadaan oo warsaxaafadeed ka soo saaray Nairobi
Sabti, February 17, 2007(HOL): Xaaji Abuukar Cumar Cadaan oo dhawaan laga sii dayay xabsi ku yaala Magaalada Nairobi ee dalka Kenya kadib markii lagu ...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo u amba baxay Dalka Ingiriiska
Sabti, February 17, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegaya in uu madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed ka dhoo...
Warkii oo dhan »
Aqoon isweydaarsi looga hadlayay sida ay isugu xirmi karaan Ururada Bulshada Rayidka ee ku nool Gudaha iyo Dibadda Soomaaliya oo lagu qabtay Dalka Norway
Sabti, Febraayo 17, 2007(HOL): Aqoon is weydaarsigan oo looga hadlayey habka ugu haboon ee ay isugu xirmi karaan Ururada bulshada rayidka ah ee ka sha...
Warkii oo dhan »
Muqdisho xalay xaalkeedu sidee buu ahaa?
Sabti, Febraayo 17, 2007(HOL): Magaalada Muqdisho ayaa mar kale xalay waxaa ka dhacay weerarro ay kooxo hubeysan ku qaadeen Isbitaalka Digfeer oo ay d...
Warkii oo dhan »
Ururka SWACRO oo Waxbarasho iyo daryeel u fidiyay Caruur Agoon ah oo Muqdisho ku sugan
Jimco, February 16, 2007(HOL): Ururkani SWACRO oo ah mid u gurmada Haweenka iyo Caruurta, isla markaana saldhigiisu yahay dalka Mareykanka balse...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo difaacday Madaafiicda ay Ciidamadeedu ku jawaabaan marka la soo weeraro
Jimco, February 16, 2007(HOL): Wasiirka Arrimaha gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacma-dheere) ayaa difaacay m...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Uganda oo Sabtida imaanaya Soomaaliya
Jimco, February 16, 2007(HOL): Afhayeen u hadlay Wasaaradda Difaaca Uganda ayaa sheegay in ay Dowladda Uganda u direyso Soomaaliya Sabtida soo s...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo soo saaray wareegto lagu mamnuucayo dhoofinta dhuxusha
Jimco, February 16, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa wareegto uu ka soo saaray Xafiiskiisa Maga...
Warkii oo dhan »