Wararka Maanta

Dadka Muqdisho oo xalay aan ka seexan daryanka Madaafiic waa weyn oo lagu duqeynayay Xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho

Dadka Muqdisho oo xalay aan ka seexan daryanka Madaafiic waa weyn oo lagu duqeynayay Xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho

FEB 20, 2007

Talaado, February 20, 2007(HOL): Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiyaanka ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa xalay madaafiic xooggan waxay...

Warkii oo dhan »
Madaafiic xooggan oo caawa la isku weydaarsaday Magaalada Muqdisho

Madaafiic xooggan oo caawa la isku weydaarsaday Magaalada Muqdisho

FEB 19, 2007

Isniin, February 19, 2007(HOL): Kooxihii Muqaawamada ahaa ee ka soo horjeeday ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiyaanka ah ee gacanta siinay...

Warkii oo dhan »
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo sheegtay in ay maalmaha soo socda wax ka qabaneyso Ammaanka Magaalada Muqdisho

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo sheegtay in ay maalmaha soo socda wax ka qabaneyso Ammaanka Magaalada Muqdisho

FEB 19, 2007

Isniin, February 19, 2007(HOL): Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay maalmaha soo socda wax weyn ka qaban d...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo soo jeediyay in Xildhibaano si sharci darrada ah uga maqan Fadhiyada Baarlamaanka la bedelo

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo soo jeediyay in Xildhibaano si sharci darrada ah uga maqan Fadhiyada Baarlamaanka la bedelo

FEB 19, 2007

Isniin, February 19, 2007(HOL): Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shiikh Aadan Madoobe) oo maanta shir guddoominayay kul...

Warkii oo dhan »
Waaxda Nabad-sugidda Qaranka oo shuruudo ay ku shaqeynayaan soo hordhigtay Seddex Idaacadood oo Muqdisho ka howl-gala

Waaxda Nabad-sugidda Qaranka oo shuruudo ay ku shaqeynayaan soo hordhigtay Seddex Idaacadood oo Muqdisho ka howl-gala

FEB 19, 2007

Isniin, February 19, 2007(HOL): Waaxda Nabad-sugidda Qaranka Soomaaliyeed ayaa shuruudo ay ku shaqeynayaan waxay soo hordhigtay ilaa seddex Idaacadood...

Warkii oo dhan »
Aqoon isweydaarsi ku wajahan Soomaalida Qurbaha ku nool  oo lagu qabtay Magaaladda Stockholm ee Dalka Sweden

Aqoon isweydaarsi ku wajahan Soomaalida Qurbaha ku nool oo lagu qabtay Magaaladda Stockholm ee Dalka Sweden

FEB 19, 2007

Isniin, February 19, 2007(HOL):  Waxaa maalintii Sabdiga ahayd lagu qabtay magaalada Stockholm ee dalka Sweden, aqoon  isweydaarsi ay soo qa...

Warkii oo dhan »
8 Ruux oo siyaabo kala duwan ugu geeriyootay Magaalada Muqdisho 28-kii saac ee aynu ka soo gudubnay

8 Ruux oo siyaabo kala duwan ugu geeriyootay Magaalada Muqdisho 28-kii saac ee aynu ka soo gudubnay

FEB 19, 2007

Isniin, February 19, 2007(HOL): Seddex qofood ayaa xalay lagu dhaawacy agagaarka xaruntii Xisbiga ee ku dhow Garoonka Kubadda Cagta Muqdisho Stadium k...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Dowladda Federaalka oo qabtay Dhuxul la doonayay in Dibadda loo dhoofiyo

Ciidamada Dowladda Federaalka oo qabtay Dhuxul la doonayay in Dibadda loo dhoofiyo

FEB 18, 2007

Axad, February 18, 2007(HOL): Ciidamada Dowladda Federaalka ayaa gacanta ku dhigay gaadiid ay ku rarneyd dhuxul aad u tiro badan oo la doonayay in lag...

Warkii oo dhan »
Qarax iyo Dil Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax iyo Dil Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho

FEB 18, 2007

Axad, February 18, 2007(HOL): Afar ruux oo saarnaa gaari TOYOTA Carola ah ayaa gebi ahaantood geriyooday kadib markii uu qarxay gaariga ay saarnaayeen...

Warkii oo dhan »
Dowladaha Yemen iyo Itoobiya oo ka wada hadlay xal u helidda Dalka Soomaaliya

Dowladaha Yemen iyo Itoobiya oo ka wada hadlay xal u helidda Dalka Soomaaliya

FEB 18, 2007

Axad, Febraayo 18, 2007(HOL): Madaxweyne ku xigeenka Dalka Yemen Abdu Rabu Mansour Hadi iyo Madaxweynaha Dowladda Itoobiya  Girma Woldegiorgis oo...

Warkii oo dhan »