Wararka Maanta
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo kulan muhiim ah la qaatay Safiiradda dalalka xiriirka dhow la leh Soomaaliya
Sabti, September 27, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa magaalada Nairobi ee xarunt...
Warkii oo dhan »Furitaanka Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Lagu Wado Inuu Bilaabmo 29-ka Sebteembar 2025
Sabti, September 27, 2025 (HOL) - Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inuu si rasmi a...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya oo Booqday Safaaradda Soomaaliya ee Mareykanka
Sabti, September 27, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta booqday Safaaradda Soomaaliya ee dalka Mareykanka,...
Warkii oo dhan »Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Wafdi Ka Socda Jaamacadda Carabta kala hadlay Iskaashi Lagu Xoojinayo Waxbarashada iyo Horumarinta Afka Carabiga
Sabti, September 27, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta qaabilay wafdi sare oo ka socda uru...
Warkii oo dhan »Soomaaliya iyo DRC oo yeeshay wada hadalo ku saabsan sii deynta muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xiran Lubumbashi
Sabti, September 27, 2025 (HOL) - Dowladaha Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo ayaa wadahadallo ka bilaabay sidii loo sii deyn l...
Warkii oo dhan »Banaanbaxii lagu waday inuu maanta ka dhaco Muqdisho oo la baajiyay
Sabti, September 27, 2025 (HOL) - Dadaalo ay hormuud u ahayeen Imaamyadda, Ugaasyadda iyo guddi Xildhibaano ahaa ayaa suurtagaliyay in la ...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya oo shir Guddoomiyay shirka maalgelinta Howlgalka AUSSOM
Sabti, September 27, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyey shir muhiim ah oo lagu qabtay magaalada New Y...
Warkii oo dhan »Sheekh Shariif oo goordhaw si adag uga hadlay xarig caawa Muqdisho loogu geystay Nabadoono
Jimco, September 26, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa goordhow shaaciyay in Nabadoonada jufadiisa ah la xiray, islamark...
Warkii oo dhan »Mucaaradka oo ku adkeesanaya inay banaanbax nabadeed ay ku qabanayaan Muqdisho
Jimco, September 26, 2025 (HOL) - Waxaa sii kordhaya xiisadda siyaasadeed ee magaalada Muqdisho, iyadoo mucaaradka dalka ay ku adkeysanayaan in ...
Warkii oo dhan »Trump oo sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh ka dalbaday in dib loo soo celiyo Ilhaan Omar, iyo Ilhaan oo ka jawaabtay
Jimco, September 26, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Mareykanka, Donald J. Trump, ayaa markale ku celiyey weerarro afka ah oo uu ku qaaday xildhibaana...
Warkii oo dhan »