Wararka Maanta
Is rasaaseynta sababtay dhimasho iyo dhaawac oo maanta ka dhacday Magaalada Baledweyne
Axad, September 28, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya is rasaaseeyn duhurnimadii maanta ku dhexmartay bartamaha magaalada Baledwe...
Warkii oo dhan »Dekedaha Muqdisho iyo Berbera oo loo aqoonsaday kuwa ugu wanaagsan Bariga Afrika
Axad, September 28, 2025 (HOL) - Dekedaha magaalooyinka Muqdisho iyo Berbera ayaa loo aqoonsaday kuwa ugu wanaagsanaa Bariga Afrika sanadkii tag...
Warkii oo dhan »Nin madax ka ah shabakad ka ganacsatada jidhka hablaha oo lagu xidhay Imaaraatka Carabta
Axad, September 28, 2025 (HOL) - Charles “Abbey” Mwesigwa, oo ah muwaadin Yugaandhiis ah oo BBC-du khashiftay in uu madax ka yahay shabakad ...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya oo Ka Digay Khatarta Teknolojiyadda Sirdoonka Artificial (AI)
Axad, September 28, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si weyn uga digay khatarta sii kordheysa ee ka imaaneysa a...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhigiisa dalka Mareykanka Donald Trump
Axad, September 28, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay dhigiisa madaxweynaha dalka Ma...
Warkii oo dhan »Kenya oo maxkamad horgeysay labo dhalinyaro Soomaali ah oo sameeyay xadgudub ka dhan ah calanka Kenya
Axad, September 28, 2025 (HOL) - Laba dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo lagu qabtay iyaga oo ku xadgudbaya calanka dalka Kenya intii lagu guda jira...
Warkii oo dhan »Soomaaliya iyo Saaxiibada Caalamiga ah oo kawada hadlay xoojinta taageerada AUSSOM
Axad, September 28, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya, Guddiga Midowga Afrika (AUC), Qaramada Midoobay (UN), iyo Boqortooyada Midowday...
Warkii oo dhan »Hay’adda Socdaalka oo Qabatay Eedeysane Soomaali ah oo lagu Tuhunsan yahay Tahriibinta Dhalinyarada
Axad, September 28, 2025 (HOL) - Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa ku guuleysatay hawlgal qorsheysan oo ay ku qabteen qof asal ahaan Soom...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh: Somaliland waa waddan nabad ah oo dimuqraadi ah, mana xaasidno
Sabti, September 27, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo intii uu socday kulanka Qaramada Midoobay wax laga weydiiya...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Deni: Daacish waxay qorshayeen inay bishii June ee sannadkan weeraraan magaalada Boosaaso
Sabti, September 27, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in ciidanka Puntland ay burburiyeen awoodda in ka b...
Warkii oo dhan »