Wararka Maanta

Ciidamada dowladda Kenya oo howlgalo ka dhan ah Al-shabaab ka wada Xadka Kenya iyo Soomaaliya

Ciidamada dowladda Kenya oo howlgalo ka dhan ah Al-shabaab ka wada Xadka Kenya iyo Soomaaliya

NOV 02, 2025

Axad, November 2, 2025 (HOL) - Ciidamada amaanka dowladda Kenya ayaa howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ka wada saacadahii lasoo dhaafay deegaano d...

Warkii oo dhan »
Trump oo markale ku baaqay in Soomaaliya loo masaafuriyo Xildhibaan Ilhaan Cumar

Trump oo markale ku baaqay in Soomaaliya loo masaafuriyo Xildhibaan Ilhaan Cumar

NOV 02, 2025

 Axad, November 2, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa dib u soo nooleeyay baaqyadiisii hore ee ahaa in la masaafuriyo x...

Warkii oo dhan »
Hooyo iyo carruurteed oo lagu dilay weerar naxdin leh oo ka dhacay deegaan ka tirsan Galmudug

Hooyo iyo carruurteed oo lagu dilay weerar naxdin leh oo ka dhacay deegaan ka tirsan Galmudug

NOV 02, 2025

Axad, November 2, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya deegaano hoos yimaada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in hooyo iyo carruurteed lagu weeraray dhacdo...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Puntland oo qabtay xubin ajaanib ah oo ka tirsan Daacish

Ciidamada Puntland oo qabtay xubin ajaanib ah oo ka tirsan Daacish

NOV 01, 2025

Sabti, November 1, 2025 (HOL) - Ciidamada ammaanka Puntland ayaa gacanta gacanta ku dhigay dagaalame ajaanib ah oo u dhashay dalka Sacuudiga oo ka tir...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi uu hoggaaminaayo oo maanta gaaray dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi uu hoggaaminaayo oo maanta gaaray dalka Masar

NOV 01, 2025

 Sabti, November 1, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta gaaray ...

Warkii oo dhan »
Horjooge ka tirsanaa Al-shabaab iyo ilaaladiisa oo lagu dilay howlgal laga fuliyay Shabeellaha Dhexe

Horjooge ka tirsanaa Al-shabaab iyo ilaaladiisa oo lagu dilay howlgal laga fuliyay Shabeellaha Dhexe

NOV 01, 2025

 Sabti, November 1, 2025 (HOL) - Ciidamo ka tirsan kuwa dadka deegaanka ayaa weerar gaadmo ah oo lagu dilay horjooge ka tirsanaa kooxda Al-shabaa...

Warkii oo dhan »
Maxkamadda Racfaanka Galgaduud oo dib u furtay kiiska dilka hooyo iyo saddexdeeda gabdhood ee ka dhacay deegaanka Qayib

Maxkamadda Racfaanka Galgaduud oo dib u furtay kiiska dilka hooyo iyo saddexdeeda gabdhood ee ka dhacay deegaanka Qayib

NOV 01, 2025

Sabti, November 1, 2025 (HOL) - Maxkamadda Racfaanka Gobolka Galgaduud ayaa ku dhawaaqday in dib loo furo kiiska dilka naxdinta lahaa ee lagu eedeeyay...

Warkii oo dhan »
Safiirka Soomaaliya ee Yemen oo faahfaahiyay dadaallada lagu fududeynayo dib u soo celinta muwaadiniinta Soomaaliyeed

Safiirka Soomaaliya ee Yemen oo faahfaahiyay dadaallada lagu fududeynayo dib u soo celinta muwaadiniinta Soomaaliyeed

NOV 01, 2025

 Sabti, November 1, 2025 (HOL) - Safiirka Soomaaliya ee dalka Yemen, Danjiire Cabdixakiin Maxamed Axmed, ayaa faahfaahin ka bixiyay dadaallada ay...

Warkii oo dhan »
Puntland oo digniin adag u dirtay cid kasta oo hub sidata oo aan kamid ahayn hay’adaha amniga

Puntland oo digniin adag u dirtay cid kasta oo hub sidata oo aan kamid ahayn hay’adaha amniga

NOV 01, 2025

 Sabti, November 1, 2025 (HOL) - Puntland ayaa digniin xooggan u dirtay cid kaste oo hub sidata oo aan kamid ahayn hay’adaha amniga, iyadoo she...

Warkii oo dhan »
Samia Suluhu Hassan oo ku guuleysatay iney noqoto madaxweynaha dalka Tanzania

Samia Suluhu Hassan oo ku guuleysatay iney noqoto madaxweynaha dalka Tanzania

NOV 01, 2025

 Sabti, November 1, 2025 (HOL) - Guddiga doorashooyinka dalka Tanzania ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay natiijada doorashadii maalmo ka hor ka dhac...

Warkii oo dhan »