Wararka Maanta

Isbahaysiga Dimuquraadiga Soomaaliyeed oo Madaxweynaha ugu baaqay inuu dib u dhigo doorashada Gobolka Banaadir

Isbahaysiga Dimuquraadiga Soomaaliyeed oo Madaxweynaha ugu baaqay inuu dib u dhigo doorashada Gobolka Banaadir

NOV 05, 2025

 Arbaco, November 5, 2025 (HOL) - Golaha Isbahaysiga Dimuquraadiga Soomaaliyeed (SDA), oo ay ku mideysan yihiin 23 urur siyaasadeed oo ay horkaca...

Warkii oo dhan »
Puntland oo si iskeed ah u qaadday nidaam dal-ku-gal gaar ah (VISO)

Puntland oo si iskeed ah u qaadday nidaam dal-ku-gal gaar ah (VISO)

NOV 05, 2025

Arbaco, November 5, 2025 (HOL) - Puntland ayaa si iskeed ah u hirgeliyay nidaam dal-ku-gal, kaas oo dadka socdaalka ku taga gobolka looga qaadayo $60....

Warkii oo dhan »
Muslimkii ugu horeeyay oo Loo doortay inuu noqdo Duqa Magaalada New York

Muslimkii ugu horeeyay oo Loo doortay inuu noqdo Duqa Magaalada New York

NOV 05, 2025

Arbaco, November 5, 2025 (HOL) - Zohran Mamdani oo ah nin asal ahaan kasoo jeeda dalka Hindiya, islamarkaana kusoo barbaaray dalka Uganda ayaa ugu dam...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya iyo UK oo bilaabay ajende caalami ah oo lagu ballaarinayo barnaamijyada ilaalinta bulshada

Soomaaliya iyo UK oo bilaabay ajende caalami ah oo lagu ballaarinayo barnaamijyada ilaalinta bulshada

NOV 04, 2025

 Talaado, November 4, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Boqortooyada Ingiriiska ayaa si wadajir ah u daah-furay ajende caalami ah o...

Warkii oo dhan »
Booliiska Soomaaliya oo maanta albaabada isugu dhuftay goob haweenka ilmaha looga soo rido

Booliiska Soomaaliya oo maanta albaabada isugu dhuftay goob haweenka ilmaha looga soo rido

NOV 04, 2025

Talaado, November 4, 2025 (HOL) - Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa maanta albaabada isugu soo dhuftay goob haweenka qaada Uurka sharci darada ah il...

Warkii oo dhan »
Shil baabuur oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho

Shil baabuur oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho

NOV 04, 2025

 Talaado, November 4, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shil naxdin leh oo maanta ka dhacay magaalada gudaha magaalada Muqdisho, k...

Warkii oo dhan »
Qaar kamid ah askarta naafada ee ciidamada Somaliland oo ka cabanaya mushaar la’aan

Qaar kamid ah askarta naafada ee ciidamada Somaliland oo ka cabanaya mushaar la’aan

NOV 04, 2025

 Talaado, November 4, 2025 (HOL) - Askar ka tirsan ciidamada naafada ee hawlgabka ah ee Somaliland ayaa saaka xidhay waddada gasha Wasaaradda Gaa...

Warkii oo dhan »
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo furay Shirka Hab-maamulka Internet-ka Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo furay Shirka Hab-maamulka Internet-ka Soomaaliya

NOV 04, 2025

 Talaado, November 4, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirka Madasha ...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Caleema saarka Madaxweyne Samia Suluhu Xasan

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Caleema saarka Madaxweyne Samia Suluhu Xasan

NOV 04, 2025

 Talaado, November 4, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dodoma ee dalka Tanzania kaga...

Warkii oo dhan »
Omar Fateh oo u tartamaya inuu noqdo Soomaaligii ugu horreeyay ee duq ka noqdo Minneapolis

Omar Fateh oo u tartamaya inuu noqdo Soomaaligii ugu horreeyay ee duq ka noqdo Minneapolis

NOV 04, 2025

 Talaado, November 4, 2025 (HOL) - Dadka magaalada Minneapolis ayaa dooranaya duqa magaalada, taas oo laga yaabo in Omar Fateh oo ah senatar Soom...

Warkii oo dhan »