Wararka Maanta
Siyaasiyiin miisaan leh oo isaga baxay Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed
Axad, Agoosto 24, 2025 (HOL) - Afar xubnood oo ka tirsanaa Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo ay ku mideysan siyaasiyiinta Mucaaradka dowladd...
Warkii oo dhan »Diyaaradaha Maraykanka oo duqeymo culus ka geystay godadka Daacish ee togga Baallade
Sabti, Agoosto 23, 2025 (HOL) - Maraykanka ayaa caawa mar kale duqeymo culus ka fuliyay talisyo ay kooxda Daacish ku lahaayeen togga Baallade, gaar ah...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo maanta markale ku qabatay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde Daroogo tiro badan
Sabti, Agoosto 23, 2025 (HOL) - Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta markale shaacisay in gacanta ku dhigay Daroogo si qarsoodi ah lagu so...
Warkii oo dhan »Dr. Aadan Cabdullaahi Aw-xasan oo loo doortay guddoomiyaha Baarlamaanka Waqooyi Bari Soomaaliya
Sabti, Agoosto 23, 2025 (HOL) - Baarlamaanka maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa guddoomiye u doortay Dr. Aadan Cabdullaahi Aw-xasan, kaddib m...
Warkii oo dhan »Hanti dhowraha guud ee Qaranka oo sheegay in Maxkamadaha dalka ay diideen in la baaro
Sabti, Agoosto 23, 2025 (HOL) - Hantidhowraha Guud ee Qaranka Soomaaliya, Axmed Ciise Guutaale, ayaa soo bandhigay warbixin dhameystiran oo laga...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya dagaal ka dhacay duuleedka degmada Garbahaarey
Sabti, Agoosto 23, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar qorsheysan oo aroornimadii hore ee saakay ciidanka xooga dalka Soomaa...
Warkii oo dhan »Doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Waqooyi Bari oo ka socota magaalada Laascaanood
Sabti, Agoosto 23, 2025 (HOL) - Saakay magaalada Laascaanood waxaa ka socota doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Waqooyi Bari So...
Warkii oo dhan »Danjire Larry Andre: Way dhici kartaa in Maraykanku aqoonsado Somaliland
Sabti, Agoosto 23, 2025 (HOL) - Safiirkii hore ee Maraykanka u joogay magaalada Muqdisho, Danjire Larry Andre, ayaa sheegay in ay dhici karto in...
Warkii oo dhan »Ciidamada Dowladda oo Howlgal ka fuliyay Galbeedka Gobolka Baay
Sabti, Agoosto 23, 2025 (HOL) - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), gaar ahaan Guutada 8-aad ee Qeybta 60-aad, ayaa howlgal qorshaysan ka fuliy...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Cirro oo bogaadiyay Ra’iisul Wasaare Rooble, eedeynna u jeediyay dowladda Soomaaliya
Sabti, Agoosto 23, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland ayaa bogaadiyay hadalkii uu ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Roo...
Warkii oo dhan »