Wararka Maanta

Soomaaliya oo markale ku celisay baaqeeda ku aadan in la joojiyo dagaalka Gaza

Soomaaliya oo markale ku celisay baaqeeda ku aadan in la joojiyo dagaalka Gaza

AUG 26, 2025

 Talaado, Agoosto 26, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisaalam Cabdi Cali, ayaa si adag uga ...

Warkii oo dhan »
Dowladda Fedaraalka oo soo dhaweysay tababarka u soo dhamaaday ciidanka Masar ee ku soo wajahan Soomaaliya

Dowladda Fedaraalka oo soo dhaweysay tababarka u soo dhamaaday ciidanka Masar ee ku soo wajahan Soomaaliya

AUG 26, 2025

 Talaado, Agoosto 26, 2025 (HOL) - Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumada Fedaraalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dowladda Masar inay tababar u soo ...

Warkii oo dhan »
Xubnaha Mucaaradka ee heshiiska la gaaray dowladda Fedaraalka oo maanta la kulmaya Wakiilada Beesha Caalamka

Xubnaha Mucaaradka ee heshiiska la gaaray dowladda Fedaraalka oo maanta la kulmaya Wakiilada Beesha Caalamka

AUG 26, 2025

 Talaado, Agoosto 26, 2025 (HOL) - Xubnaha Mucaaradka ee dhawaan isaga baxay Golaha Samatabixinta ee Shalay heshiiska la gaaray dowladda Federaal...

Warkii oo dhan »
Maraykanka oo sheegay inuu duqeeyay goob ay ku dhuumaaleysanayeen hoggaamiyeyaasha Daacish ee Soomaaliya

Maraykanka oo sheegay inuu duqeeyay goob ay ku dhuumaaleysanayeen hoggaamiyeyaasha Daacish ee Soomaaliya

AUG 26, 2025

 Talaado, Agoosto 26, 2025 (HOL) - Taliska Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa ku dhawaaqay inuu soo gabagabeeyay hawlgal laba toddobaad socday o...

Warkii oo dhan »
Puntland oo 72 saacadood u qabatay Daacish in ay iskusoo dhiibaan

Puntland oo 72 saacadood u qabatay Daacish in ay iskusoo dhiibaan

AUG 25, 2025

 Isniin, Agoosto 25, 2025 (HOL) - Taliska Ciidamada Difaaca Puntland ayaa soo saaray digniin degdeg ah oo ay ku wargelinayaan dagaalamayaasha koo...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka iyo Madasha Samatabixinta oo heshiis isafgarad ah ka gaaray doorashooyinka soo socda ee dalka

Dowladda Federaalka iyo Madasha Samatabixinta oo heshiis isafgarad ah ka gaaray doorashooyinka soo socda ee dalka

AUG 25, 2025

 Isniin, Agoosto 25, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa ku dhawaaqay isfaham siyaasadeed oo ...

Warkii oo dhan »
Doorashada kursi ka mid ah kuraasta Golaha shacabka oo maanta lagu qabtay Dhuusamareeb

Doorashada kursi ka mid ah kuraasta Golaha shacabka oo maanta lagu qabtay Dhuusamareeb

AUG 25, 2025

 Isniin, Agoosto 25, 2025 (HOL) - Waxaa maanta lagu qabtay Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug  doorashada kursi ka mid ah kuraasta...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo walaac ka muujisay hufnaanta lacag $153 milyan ah oo Bangiga Adduunka ku bixiyey mashruuca Baxnaano

Dowladda Soomaaliya oo walaac ka muujisay hufnaanta lacag $153 milyan ah oo Bangiga Adduunka ku bixiyey mashruuca Baxnaano

AUG 25, 2025

 Isniin, Agoosto 25, 2025 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa walaac xooggan ka muujisay hufnaanta barnaamijka gargaarka bulshada ee Baxnaano, oo ay...

Warkii oo dhan »
Howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Galgaduud

Howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Galgaduud

AUG 25, 2025

Isniin, Agoosto 25, 2025 (HOL) -  Ciidamada dowlada Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dad deegaanka ayaa xalay weerar qorsheysnaa ka fuliy...

Warkii oo dhan »
Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida oo dil toogasho ah ku fulisay rag ka tirsanaa Al-shabaab

Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida oo dil toogasho ah ku fulisay rag ka tirsanaa Al-shabaab

AUG 25, 2025

 Isniin, Agoosto 25, 2025 (HOL) - Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida ayaa saakay dil toogasho ah ku fulisay laba nin oo ka tirsana Maleeshiyaadka ...

Warkii oo dhan »