Jimco, Maarso, 26, 2021 (HOL) - Madaxwaynaha Dowladda Degaanka Soomaalida Mustafe cagjar ayaa degaanka Tigray ugu deeqay deeq lacageed oo dhan 20 milyan oo Birr.
newsinsideMadaxwaynaha ayaa sidoo kale sheegay in degaanka Soomaalidu uu aad uga xun yahay dhibaatada soo gaartay shacabka Tigray.
Madaxwaynaha ayaa arrimahan ka sheegay mar uu booqasho gaaban ku tagay isaga iyo wafdigiisu degaanka Tigray.
Dadka arrimaha degaanka falanqeeya ayaa ku tilmaamay deeqdan uu Mustafe cagjar ugu deeqay Tigray mid aan wkhti xaadirkan aan loo baahnayn, maadaama shacabkii degaanka Soomaalidu uu wakhti xaadirkan ku sugan yahay xaalad abaareed iyo biyo la'aan inta badan degaanka ka jirta.
Abdilahi Jawhar, Hiiraan Online
[email protected]