More Articles
Khamiis, Febraayo, 17, 2022 (HOL) - Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay labo gaari oo ay wateen ciidamada booliiska oo la sheegay in laga qabsaday weerar ay habeen hore ku qaadeen degmada Kaxda ee gobolka Banaadir.
Warkii oo dhan
Arbaco, Febraayo, 16, 2022 (HOL) - Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Gaashaanle Cabdifataax Aadan Xasan ayaa faahfaahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay weerar dagaal iyo qaraxyo isugu jiray oo xalay ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho.
Talaado, Febraayo, 15, 2022 (HOL) - Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Raysal wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble uu ka dalbaday guddiga doorashooyinka heer Fedaraal in dib loo dhigo kursiga uu doonayo inuu u tartamo La taliyaha Amniga qaranka ee madaxweyne Farmaajo Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.
Isniin, Febraayo, 14, 2022 (HOL) - Ururka Alshabaab ayaa xukun rajmi ah (Dhagax ku lid) ku fuliyay haweenay ay ku eedeeyeen inay ku kacday fal Sino ah, iyadoo horey guur usoo martay.
Axad, Febraayo, 13, 2022 (HOL) - Wararka ka imaanaya garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Ibraahin Muudeey loo diiday inuu ka duulo garoonka Aadan Cadde.