More Articles
Sabti, December, 18, 2021 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa wareegto uu soo saaray goordhaw waxa uu xilalkii kaga qaaday xubno ka tirsan guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka dalka.
Warkii oo dhan
Jimco, December, 17, 2021 (HOL) - Madaxweynaha Koonfur galbeed ayaa soo gabagabeeyay booqasho rasmi ah oo qaadatay muddo laba maalmood oo uu ku tagay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland.
Khamiis, December, 16, 2021 (HOL) - Raysal wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble oo ka hadlayay xiritaanka shirka Heritage ee ka socday Jabuuti, ayaa sheegay inuu golaha wadatashiga qaran ugu yeeray shir looga arrinsanayo xoojinta daah furnaanta doorashada.
Arbaco, December, 15, 2021 (HOL) - Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashoyinka dalka ayaa go'aan ka soo saaray dacwadii laga soo gudbiyay doorashadii kursiga tirsigiisu ahaa HOP 67, kaasoo uu kusoo baxay Taliyaha Kumeel gaarka ah ee hay'adda Nabadsugida Qaranka Yaasiin Cabdullaahi Fareey.
Talaado, December, 14, 2021 (HOL) - Wararka ka imaanaya deegaano ka tirsan gobolada Mudug iyo Galgaduud ee maamulka Galmudug ayaa sheegaya in abaaro aad u baahsan oo dad ugu dhinteen gaajo iyo haraad dartood ay ka jiraan.
Isniin, December, 13, 2021 (HOL) - Guddiga heer federal ee hirgalinta doorashooyinka dadban ee Soomaaliya, ayaa ku eedeeyay golaha wadatashiga qaran in ay qaadan doonaan masuuliyadda dib u dhaca jadwalka doorashada aqalka hoose.
Axad, December, 12, 2021 (HOL) - Ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Hirshabeelle ayaa maanta xiray howlahii Tarminaalka garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Baledweyne, kadib markii la sheegay iney isfaham waa dhinaca dhaqaalaha ah uu soo kala dhexgalay madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle iyo madaxda shirkada Whitestar Group ee dhistay Tarminaalka Garoonka Ugaas Khaliif.