More Articles
Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in Hey’adda Nabadsugidda Qaranka (NISA) iyo ciidamada nabad ilaalinta AMISOM uu soo kala dhexgalay khilaaf ku saleysan arrimaha amniga xeyndaabka Xalane iyo Ayraboorka.
Warkii oo dhan
Isniin, April, 4, 2022 (HOL) - Guddiga hirgelinta doorashooyinka, ayaa sheegay in guddoomiyihii hore ee guddiga doorashooyinka, Maxamed Xasan Maxamed Cirro iyo Xoghayihii guddiga Cabdirixiin Cabdicasiis Adam, ay soo weerareen xarunta guddiga.
Axad, April, 3, 2022 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhaw soo saaray amar deg deg ah oo ku aadan si dhaqso leh loo fasaxo lacag dhan $11,700,000, Kow iyo Toban Milyan iyo Toddobo Boqol oo Kun oo Doollar, taasoo ku jirta xisaabta dowladda Federaalka Soomaaliya.
Sabti, April, 02, 2022 (HOL) - Madaxtooyada maamulka Hirshabeelle oo war kasoo saartay go'aankii guddiga doorashooyinka heer Fedaraal ee FEIT ay kaga reebeen kursiga tirsigiisu yahay HOP 086 tirada Xidhibaanadda cusub, kaasoo ay sheegeen maamulka Hirshabeelle inuu ka mid yahay kuraasta haatan lagu doortay deegaanada Hirshabeelle ee tiradoodu aheyd 28 Xildhibaan oo Golaha Shacabka ah iyo 8 Senatar oo Aqalka sare ah.
Jimco, April, 01, 2022 (HOL) - Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta ee dowladda Soomaaliya ayaa caawa si rasmi u shaacisay in maalinta Beri ay tahay maalinta 1aad ee bisha barakeysan ee Ramadaan.
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT) ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyadoo wali ay dhimanyihiin qaar ka mid ah kuraasta barlamaanka.