More Articles
Isniin, April, 18, 2022 (HOL) - Tiro madaafiic ah ayaa lagu garaacay agagaarka xarunta Villa Hargeysa oo ay Maanta kulankoodii ugu horeeyay si wadajir ah ugu yeelanayeen labada Gole ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya.
Warkii oo dhan
Axad, April, 17, 2022 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xoogan oo goordhaw ka dhacay duuleedka Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe, kaasoo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Sabti, April, 16, 2022 (HOL) - Xafiiska Garyaqaanka guud ee Soomaaliya ayaa maxkamadda sare ee dalka ka codsaday inay diido dacwadda lagasoo gudbiyay go'aanka guddiga doorashadu ku hakiyay kursiga Fahad Yaasiin.
Jimco, April, 15, 2022 (HOL) - Xildhibaan Cali Xaaji Aadan Abuubakar, oo ka mid ah xildhibaannadii Golaha Shacabka ee shalay xilka loo dhaariyay, ayaa ka hadlay muuqaal baraha bulshada lagu faafiyay isagoo ku sugan deegaannada Alshabaab.
Khamiis, April, 14, 2022 (HOL) - Guddiga doorashada heer federal ayaa go’aamiyay in doorashada 16- ka kursi ee taalay magaalada Garbahaareey ee gobolka Gedo loo wareejiyay degmada Ceelwaaq ee isla gobolkaasi Gedo.
Arbaco, April, 13, 2022 (HOL) - Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa caawa fasaxay natiijada doorashada labo kamid ah saddexdii kursi ee laga soo doortay deegaannada Koonfur-Galbeed.