Wararka Maanta

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay furitaanka biya xireenka Itoobiya ay ku sameeysay Wabiga Nile

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay furitaanka biya xireenka Itoobiya ay ku sameeysay Wabiga Nile

SEP 09, 2025

 Talaado, September 9, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qaybgalay xafladda rasmiga ah ee furitaanka biyo-xire...

Warkii oo dhan »
Wiilal dhalinyaro ah oo dil iyo dhaawac loogu geystay duleedka magaalada Baledweyne

Wiilal dhalinyaro ah oo dil iyo dhaawac loogu geystay duleedka magaalada Baledweyne

SEP 09, 2025

 Talaado, September 9, 2025 (HOL) - Kooxo hubeysan oo la tilmaamay iney burcad ayaa saakay aroornimadii hore ku dilay duleedka magaalada Baledwey...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo difaacday Jaamacadda Carabta kaddib Eedeyntii Itoobiya

Dowladda Soomaaliya oo difaacday Jaamacadda Carabta kaddib Eedeyntii Itoobiya

SEP 09, 2025

 Talaado, September 9, 2025 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa difaacay Jaamacadda Carabta kadib markii safiirka Itoobiya ee Soomaal...

Warkii oo dhan »
Puntland oo diiday nidaamka fiisaha Online-ka ee ay soo rogtay Dowladda Federaalka Soomaaliya

Puntland oo diiday nidaamka fiisaha Online-ka ee ay soo rogtay Dowladda Federaalka Soomaaliya

SEP 08, 2025

 Isniin, September 8, 2025 (HOL) - Puntland ayaa ka hortimid nidaamka fiisaha Online-ka ee dhawaan ay hirgelisay Dowladda Federaalka Soomaaliya, ...

Warkii oo dhan »
Somaliland: Saddex Carruur ah oo Ku Dhintay Guri Ku Gubtay Magaalada Burco

Somaliland: Saddex Carruur ah oo Ku Dhintay Guri Ku Gubtay Magaalada Burco

SEP 08, 2025

 Isniin, September 8, 2025 (HOL) - Saddex carruur ah oo walaalo ah ayaa ku nafwaayay dab ka kacay guri ku yaalla magaalada Burco, caasimadda gobo...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku dhawaaqay in la dhameystiray dhismaha Hay’adda Saadaasha Hawada Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku dhawaaqay in la dhameystiray dhismaha Hay’adda Saadaasha Hawada Soomaaliya

SEP 08, 2025

 Isniin, September 8, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in la dhameystiray dhismaha Hay...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Baarlamaanka ahna Ku-simaha Madaxweynaha oo La Kulmay Danjiraha Cusub ee Midowga Yurub

Guddoomiyaha Baarlamaanka ahna Ku-simaha Madaxweynaha oo La Kulmay Danjiraha Cusub ee Midowga Yurub

SEP 08, 2025

 Isniin, September 8, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (...

Warkii oo dhan »
Jubbaland oo ka hadashay howlgalo ciidankeeda Daraawiishta ka fuliyeen gobolka Gedo

Jubbaland oo ka hadashay howlgalo ciidankeeda Daraawiishta ka fuliyeen gobolka Gedo

SEP 08, 2025

 Isniin, September 8, 2025 (HOL) - Taliska Ciidamada Daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgalo labadii maal...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo doonaysa in ay qaadato lacag deeq ah oo ay Finland hore u siin jirtay dowladda Soomaaliya

Somaliland oo doonaysa in ay qaadato lacag deeq ah oo ay Finland hore u siin jirtay dowladda Soomaaliya

SEP 08, 2025

Isniin, September 8, 2025 (HOL) - Wafdi ka socda Golaha Wakiillada Somaliland oo ku sugan dalka Finland ayaa codsaday in Somaliland si toos ah loo sii...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo dajisay nidaam aysan dalka uga bixi karin xubnaha Shabaab iyo Daacish

Dowladda Soomaaliya oo dajisay nidaam aysan dalka uga bixi karin xubnaha Shabaab iyo Daacish

SEP 08, 2025

 Isniin, September 8, 2025 (HOL) - Hay’adda Socdaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay si adag uga shaqeynayso la dagaallanka xagjirnimada iyo sug...

Warkii oo dhan »