Wararka Maanta

Raysal wasaare Xamse: Anigu madaxweynihii i magacaabay ee fursadda isiiyay islama sharaxidoono

Raysal wasaare Xamse: Anigu madaxweynihii i magacaabay ee fursadda isiiyay islama sharaxidoono

SEP 15, 2025

Isniin, September 15, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay in uusan isku soo taagi doonin xilka madaxweynaha ...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya oo Ansixisay Istaraatiijiyadda Qaranka ee Ka-hortagga Qaraxyada Macmalka ah (C-IED)

Soomaaliya oo Ansixisay Istaraatiijiyadda Qaranka ee Ka-hortagga Qaraxyada Macmalka ah (C-IED)

SEP 15, 2025

Isniin, September 15, 2025 (HOL) - Xafiiska Amniga Qaranka ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabtay shir sare oo lagu ansixiyay Istaraatiijiyadda Qara...

Warkii oo dhan »
Madaxweynihii Hore Sheikh Shariif oo ku Eedeeyay Dowladda Inay Ka Gaabisay Dib-u-dhiska Ciidanka Kadib Guuldarradii Cowsweyne

Madaxweynihii Hore Sheikh Shariif oo ku Eedeeyay Dowladda Inay Ka Gaabisay Dib-u-dhiska Ciidanka Kadib Guuldarradii Cowsweyne

SEP 15, 2025

Isniin, September 15, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa si kulul u dhaliilay hab-dhaqanka dowladda ee ku aadda...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Doha kula kulmay Amiirka Qatar, Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Doha kula kulmay Amiirka Qatar, Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani

SEP 15, 2025

 Isniin, September 15, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay caasimadda Qatar ee Doha, hal...

Warkii oo dhan »
Shariif Sheikh Axmed: Ceeb iyo fool xumo weyn laga dhaxli doonaa doorasho si khasab ah dadka lagu diiwaan galiyay

Shariif Sheikh Axmed: Ceeb iyo fool xumo weyn laga dhaxli doonaa doorasho si khasab ah dadka lagu diiwaan galiyay

SEP 15, 2025

 Isniin, September 15, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Dawladda Soomaaliya, Shariif Sheikh Axmed, ayaa si weyn uga digay in doorashooyinka qof...

Warkii oo dhan »
Booliska Soomaaliyeed oo Digniin Adag Ka Soo Saaray Isticmaalka Dharka Ciidanka ee Aan La Ogoleyn

Booliska Soomaaliyeed oo Digniin Adag Ka Soo Saaray Isticmaalka Dharka Ciidanka ee Aan La Ogoleyn

SEP 15, 2025

 Isniin, September 15, 2025 (HOL) - Afhayeenka Booliska Soomaaliyeed, Gashaanle Sare Cabdifitaax Aadan Xasan, ayaa shir jaraa'id oo uu ku qabtay ...

Warkii oo dhan »
Booliska Soomaaliya oo gacanta kusoo dhigay dhalinyaro u geftay Madaxweyne Xasan Sheekh

Booliska Soomaaliya oo gacanta kusoo dhigay dhalinyaro u geftay Madaxweyne Xasan Sheekh

SEP 15, 2025

 Isniin, September 15, 2025 (HOL) - Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ka howlgala saldhiga degmada Garasbaaleey ee magaalada Muqdi...

Warkii oo dhan »
Dibadbax ka dhan ah dilkii Caaqil Cabdullaahi Cumar Cabdi oo ka dhacay gobolka Sanaag

Dibadbax ka dhan ah dilkii Caaqil Cabdullaahi Cumar Cabdi oo ka dhacay gobolka Sanaag

SEP 15, 2025

 Isniin, September 15, 2025 (HOL) - Dibadbax ballaaran oo looga soo horjeedo dilkii Caaqil Cabdullaahi Cumar Cabdi, oo ka mid ahaa waxgaradka gob...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Soomaaliya oo u gaaray magaalada Doxa si uu uga qayb galo shir-madaxeedka Islaamka iyo Carabta

Madaxweynaha Soomaaliya oo u gaaray magaalada Doxa si uu uga qayb galo shir-madaxeedka Islaamka iyo Carabta

SEP 15, 2025

 Isniin, September 15, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo gaaray magaalada Doha, caasimadda dalka Qatar, ayaa maanta...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo amaro cusub kusoo rogtay dadka ajinabiga ah ee u safraya dhulkeeda

Somaliland oo amaro cusub kusoo rogtay dadka ajinabiga ah ee u safraya dhulkeeda

SEP 14, 2025

Axad, September 14, 2025 (HOL) - Ciidanka Socdaalka iyo Ilaalada Xuduudaha Somaliland ayaa ku dhawaaqay shuruudo cusub oo la xidhiidha  sida dadk...

Warkii oo dhan »