Wararka Maanta

Waaxda Warfaafinta Golaha Maxaakiimta iyo Hay'adaha Warbaahinta oo ka wada hadlay go’aanno Maxkamadaha ka soo baxay oo Saxaafadda lagu xakameynayo

Waaxda Warfaafinta Golaha Maxaakiimta iyo Hay'adaha Warbaahinta oo ka wada hadlay go’aanno Maxkamadaha ka soo baxay oo Saxaafadda lagu xakameynayo

OCT 16, 2006

Isniin, October 16, 2006(HOL): Waaxda dacwada iyo warfaafinta golaha maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed iyo wakiilo ka kala socday hay'adaha kala duwa...

Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo qorsheynaya in ay bilaabaan howlgallo ay hubka ku uruurinayaan

Maxkamadaha Islaamka oo qorsheynaya in ay bilaabaan howlgallo ay hubka ku uruurinayaan

OCT 16, 2006

Isniin, October 16, 2006(HOL): Sarkaalka Maxkamadaha Islaamka u qaabilsan Ammaanka gudaha  C/llaahi Macallin Cali (Abuu Cuteyba) ayaa wareysi uu ...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Baarlamaanka oo sheegay in uu faraha kala baxay Wada Hadalladii u dhaxeeyay Dowladda Federaalka iyo Maxkamadaha Islaamka

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo sheegay in uu faraha kala baxay Wada Hadalladii u dhaxeeyay Dowladda Federaalka iyo Maxkamadaha Islaamka

OCT 16, 2006

Isniin, October 16, 2006(HOL): Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliyeed Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa Magaalada Nairobi ee dalka Kenya kaga dhawaaqay ...

Warkii oo dhan »
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo Maleeshiyooyin ka amar qaata Aadan Saransoor ay Baydhabo ku hareereeyeen

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo Maleeshiyooyin ka amar qaata Aadan Saransoor ay Baydhabo ku hareereeyeen

OCT 16, 2006

Isniin, October 16, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegaya in Hoyga  uu magaaladaas ka degan yahay T...

Warkii oo dhan »
Mas’uuliyiinta Maxkamadda Islaamiga Gobolka Hiiraan oo meel fagaaro ah kaga dhawaaqday Jihaad lala galo Ciidamada

Mas’uuliyiinta Maxkamadda Islaamiga Gobolka Hiiraan oo meel fagaaro ah kaga dhawaaqday Jihaad lala galo Ciidamada

OCT 15, 2006

Axad, Sunday, October 15, 2006(HOL): Mas'uuliyiinta Makamadda Islaamiga Gobalka Hiiraan oo meel fagaaro ah kala hadlay dadka ku dhaqan Magaalada ...

Warkii oo dhan »
Suxufiyiin Soomaaliyeen oo lagu xanibay Garoonka diyaaradaha Magaalada Hargeysa

Suxufiyiin Soomaaliyeen oo lagu xanibay Garoonka diyaaradaha Magaalada Hargeysa

OCT 15, 2006

Axad, Sunday, October 15, 2006(HOL): Ilaa 20 Suxufi oo ka kala tagtay deegaano kala duwan oo ka tirsan Koofurta Soomaaliya iyo deegaanka Puntland ayaa...

Warkii oo dhan »
Wasiir ka tirsan Kenya oo sheegay in nabadgelyo darro aan horay loo sheegin ay Qaxootiga Soomaalida ku soo kordhinayaan Dalka Kenya

Wasiir ka tirsan Kenya oo sheegay in nabadgelyo darro aan horay loo sheegin ay Qaxootiga Soomaalida ku soo kordhinayaan Dalka Kenya

OCT 15, 2006

Axad, Sunday, October 15, 2006(HOL): Wasiirka Arrimaha Dhalinyarada ee dalka Kenya Maxamed Kuti ayaa u sheegay Jariidada Standard in Qaxooti badan iyo...

Warkii oo dhan »
Wakiilka IGAD ee Arrimaha Soomaaliya oo sheegay in aan la saadaalin karin Xaaladda ku soo korortay Soomaaliya

Wakiilka IGAD ee Arrimaha Soomaaliya oo sheegay in aan la saadaalin karin Xaaladda ku soo korortay Soomaaliya

OCT 15, 2006

Axad, Sunday, October 15, 2006(HOL): Danjire Bethiel A. Kiplagat oo ah ergayga Urur goboleedka IGAD u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa sheegay in xa...

Warkii oo dhan »
Golaha Maxkamadaha Islaamka iyo Dowladda Federaalka oo ku heshiiyay in ay is-dhaafsadaan Wufuud Muqdisho iyo Baydhabo booqata

Golaha Maxkamadaha Islaamka iyo Dowladda Federaalka oo ku heshiiyay in ay is-dhaafsadaan Wufuud Muqdisho iyo Baydhabo booqata

OCT 15, 2006

Axad, Sunday, October 15, 2006(HOL): Xubno ka tirsan Dowladda Federaalka iyo Golaha Maxaakiimta ayaa la soo weriyay in ay magaalada Nairobi iskula af-...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Xaflad lagu xusayo caleemo saarkiisa Baydhabo loogu sameynayo

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Xaflad lagu xusayo caleemo saarkiisa Baydhabo loogu sameynayo

OCT 14, 2006

Sabti, October 14, 2006(HOL): Xaflad lagu caleemo saarayo madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta gelinka dambe ...

Warkii oo dhan »