Wararka Maanta
Dowladda Federaalka oo ugu baaqday Shacabka Soomaaliyeed in ay hubka ku wareejiyaan Ciidamada Xoogga Dalka
Khamiis, December 28, 2006(HOL): Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Nuur Maxamed Diinaari oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Ba...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Itoobiyaanka iyo kuwa Dowladda Federaalka oo gaaray deegaanka Xaawo Cabdi oo u dhaxeeya Carbiska iyo Ceelasha Biyaha Afgooye
Khamiis, December 28, 2006(HOL): Deegaanka Xaawo Cabdi oo u dhaxeeya Lafoole iyo Ceelasha biyaha Afgooye ayaa la sheegayaa in ay gaareen s...
Warkii oo dhan »
8 Bilood kadib sidee bey u arkaan shcabka Gobolka Hiiraan Mas’uuliyiintii Gobolka ee ku soo noqotay?
Khamiis, December 28, 2006(HOL): 25kii Bishan aynu u jirno ayay ahayd markii ay soo gaareen xarunta Gobalka hiiraan mas'uuliyiinta maamulkii Gobalka e...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Geedi oo Odayaasha iyo Waxgaradka Muqdisho ugu baaqay in ay maleeshiyooyinka geeyaan xerooyinka Hiilweyne iyo Laanta-buuro
Khamiis, December 28, 2006(HOL): Kadib markii ay xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho ay gacantooda ka baxday Maxkamadaha Islaamka, isla markaan...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Degmada Beledweyne oo sheegay in la cafinayo ciidamadii ka tirsanaa Maxkamadda Islaamiga Gobolka Hiiraan ee dagaallada ka qeybqaatay
Khamiis, December 28, 2006(HOL): Kulan ay qaateen Maamulka Degmada B/weyn iyo Waliba Culima'udiinka Ahlu-Suna Wal-jameeca, kana dhacay Xarunta M...
Warkii oo dhan »
Mas’uuliyiinta sare ee Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in ay shacabka Soomaaliyeed u deynayaan in ay aayahooda ka tashadaan
Khamiis, December 28, 2006(HOL): Mas’uuliyiinta sare ee Maxkamadaha Islaamka ayaa waxay shir jaraa’id ku qabteen magaalada Muqdisho, waxayna shirk...
Warkii oo dhan »
Ciidamadii Itoobiyaanka iyo Soomaalida oo ka gudbay Buundada Balcad iyagoo ku sii jeeda Magaalada Muqdisho
Khamiis, December 28, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in Ciidamadii Itoobiyaanka iyo Soom...
Warkii oo dhan »
Magaalada Muqdisho oo gashay marxalad kala guur ah oo cabsi leh
Khamiis, December 28, 2006(HOL): Magaalada Muqdisho oo ay muddo lix bilood ah ka talinayeen Maxkamadaha Islaamka ayaa xalay waxay ku waabariisatay xaa...
Warkii oo dhan »
Xaafado ka mid ah Degmooyinka Magaalooyinka Muqdisho oo ay gacan ku heyntooda la wareegeen Maleeshiyooyin Beeleedyo
Arbaco, December 27, 2006(HOL): Kadib markii ay Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiyaanka ay ku soo dhawaadeen Magaalada Muqdisho ayaa waxaa...
Warkii oo dhan »
Waa sidee Xaaladda Degmada Jowhar kadib markii ay dib ugu soo laabatay gacanta Maxamed Dheere?
Arbaco, December 27, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Jowhar ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in caawa magaaladaas degan tahay kad...
Warkii oo dhan »