Wararka Maanta

Xuseen Caydiid oo sheegay in ay doonayaan in la baabi’iyo xadka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya, hal Baasaboorna ay yeeshaan

Xuseen Caydiid oo sheegay in ay doonayaan in la baabi’iyo xadka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya, hal Baasaboorna ay yeeshaan

JAN 03, 2007

Arbaco, January 03, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaare ku xigeenka, ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Inj. Xuseen Maxamed Cayd...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Hiiraan oo ka hadlay qaabka magacaabistiisa ay u dhacday iyo howsha culus ee hortaala

Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Hiiraan oo ka hadlay qaabka magacaabistiisa ay u dhacday iyo howsha culus ee hortaala

JAN 02, 2007

Talaado, January 02, 2007(HOL): Gudoomiyaha Maamulka Gobalka hiiraan ee uu soo magacaabay Madaxweynaha Dowlada Federaalka  C/laahi Yuusuf Axmed o...

Warkii oo dhan »
Dadka Magaalada Kismaayo oo Banaanbax ku soo dhaweeyay Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiyaanka ah ee la socda

Dadka Magaalada Kismaayo oo Banaanbax ku soo dhaweeyay Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiyaanka ah ee la socda

JAN 02, 2007

Talaado, January 02, 2007(HOL): Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubadda Hoose ayaa maanta waxaa ka dhacay banaanbax ay sameeyeen dadka magaaladaas, kaas...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan oo sheegay in uu ku qanacsan yahay maamulka cusub ee gobolka loo magacaabay

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan oo sheegay in uu ku qanacsan yahay maamulka cusub ee gobolka loo magacaabay

JAN 02, 2007

Talaado, January 02, 2007(HOL): Guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Xagar (Yuusuf Daba-geed) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaal...

Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya oo soo bandhigay Askartii uga dhimatay iyo dhaqaalihii uga baxay dagaalkii ay la galeen Maxkamadaha Islaamka

Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya oo soo bandhigay Askartii uga dhimatay iyo dhaqaalihii uga baxay dagaalkii ay la galeen Maxkamadaha Islaamka

JAN 02, 2007

Talaado, January 02, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Meles Zenawi oo Baarlamaanka Dalkiisa uga warbixinayay xaaladda Ciidamada ka jooga dalka...

Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Geedi oo shaaca ka qaaday in ay Xayiraaddii Hawada ka qaadeen Soomaaliya

Ra’iisal Wasaare Geedi oo shaaca ka qaaday in ay Xayiraaddii Hawada ka qaadeen Soomaaliya

JAN 02, 2007

Talaado, January 02, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaa...

Warkii oo dhan »
Is-bedalka Dhinaca Maamulka ee Gobolka Hiiraan saameyn intee la eg ayuu ku keeni karaa Siyaasada Gobolka?

Is-bedalka Dhinaca Maamulka ee Gobolka Hiiraan saameyn intee la eg ayuu ku keeni karaa Siyaasada Gobolka?

JAN 02, 2007

Talaado, January 02, 2007(HOL): Kadib 8 Maalmood markii ay maamulka Gobalka hiiraan mar kale la wareegeen   Mas'uuliyiinta Maamulkii uu hor ...

Warkii oo dhan »
Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka oo ka digay in uu dib u soo laabto Isbaheysigii Dooxada Jubba

Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka oo ka digay in uu dib u soo laabto Isbaheysigii Dooxada Jubba

JAN 02, 2007

Talaado, January 02, 2007(HOL): Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka soo jeeda gobollada Jubbooyinka ayaa ka digay in gobollada ...

Warkii oo dhan »
Dowladda Uganda oo sheegtay in ay Ciidamo u direyso Soomaaliya

Dowladda Uganda oo sheegtay in ay Ciidamo u direyso Soomaaliya

JAN 02, 2007

Talaado, January 02, 2007(HOL): Dowladda Uganda ayaa shaaca ka qaaday in ay diyaarisay ciidamo kun Askari gaaraya oo ay dhawaan u direyso Dalka Soomaa...

Warkii oo dhan »
Booliska Kenya oo su’aalo weydiinaya Rag Ajnabi ah oo looga shakisan yahay in ay gacan siinayeen Maxkamadihii Islaamka

Booliska Kenya oo su’aalo weydiinaya Rag Ajnabi ah oo looga shakisan yahay in ay gacan siinayeen Maxkamadihii Islaamka

JAN 02, 2007

Talaado, January 02, 2007(HOL): Booliska Dalka Kenya ayaa su’aalo weydiinaya rag la sheegay in ay Ereteriyaan yihiin, kuwaasi oo looga shakisan yaha...

Warkii oo dhan »