Wararka Maanta

Koox Wax iska caabin ah oo Muqdisho ka soo saartay Digniin ka dhan ah Ciidamada Afrikaanka ah ee Soomaaliya loo soo dirayo

Koox Wax iska caabin ah oo Muqdisho ka soo saartay Digniin ka dhan ah Ciidamada Afrikaanka ah ee Soomaaliya loo soo dirayo

JAN 31, 2007

Arbaco, January 31, 2007(HOL): Kooxdan Muqaawamada ah oo Barta Internetka www.qaadisiya.com soo dhigtay filim muuqaal ah oo ay ugu digayaan ciidamada ...

Warkii oo dhan »
Shir Madaxeedkii Midowga Afrika oo soo dhamaaday iyadoo aaney ka soo bixin wax xal u noqon kara Mushkiladaha Soomaaliya iyo Darfur-Suudaan

Shir Madaxeedkii Midowga Afrika oo soo dhamaaday iyadoo aaney ka soo bixin wax xal u noqon kara Mushkiladaha Soomaaliya iyo Darfur-Suudaan

JAN 31, 2007

Arbaco, January 31, 2007(HOL): Shirkan oo muddo labo maalmood ah ka socday Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa madaxdii ka qeybgashay waxay k...

Warkii oo dhan »
Ra'iisal Wasaare Geedi oo sheegay in uu Baydhabo ku arkay xaalad uusan horay ugu arki jirin

Ra'iisal Wasaare Geedi oo sheegay in uu Baydhabo ku arkay xaalad uusan horay ugu arki jirin

JAN 30, 2007

Talaado, January 30, 2007(HOL): Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof.Cali Maxamed Geedi oo shalay gaaray magaalada Baydhabo ayaa m...

Warkii oo dhan »
Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga oo sheegay in  dhaqsi wax looga qabanayo amni la'aanta ka jirta Magaalada Muqdisho

Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga oo sheegay in dhaqsi wax looga qabanayo amni la'aanta ka jirta Magaalada Muqdisho

JAN 30, 2007

Talaado, January 30, 2007(HOL): Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Salaad Cali Jeelle oo maanta ka hadlayay shir uu Gu...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo sheegay in shir dib u heshiisiineed lagu qabanayo gudaha Soomaaliya

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo sheegay in shir dib u heshiisiineed lagu qabanayo gudaha Soomaaliya

JAN 30, 2007

Talaado, January 30, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo magaalada Addis Ababa uga qeybgelaya kulan ay hal...

Warkii oo dhan »
Musharixiinta dooneysa qabashada Jagada Guddoomiyenimada Baarlamaanka oo maanta qudbooyin laga dhegeysanayo

Musharixiinta dooneysa qabashada Jagada Guddoomiyenimada Baarlamaanka oo maanta qudbooyin laga dhegeysanayo

JAN 30, 2007

Talaado, January 30, 2007(HOL): Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta waxay xarunta Baarlamaanka ee magaalada Baydhabo ku dhegeysanayaan ...

Warkii oo dhan »
Isbitaalka Gobolka Hiiraan oo dib loo furay kadib markii ay gacan ku heyntiisa la wareegtay Hay’adda M.S.F

Isbitaalka Gobolka Hiiraan oo dib loo furay kadib markii ay gacan ku heyntiisa la wareegtay Hay’adda M.S.F

JAN 30, 2007

Talaado, January 30, 2007(HOL): Waxaa mudo  8 sano ah kadib dib loo furay  Isbitaalka weyn ee gobalka Hiiraan  kadib markii  hay'a...

Warkii oo dhan »
Talyaaniga oo dib u heshiisiin u qabanaya Soomaalida

Talyaaniga oo dib u heshiisiin u qabanaya Soomaalida

JAN 30, 2007

Talaado, January 30, 2007(HOL): Dowladda Talyaaniga ayaa shaaca ka qaaday in ay shir dib u heshiisiineed u qabaneyso Soomaalida, kaasi oo lagu soo af-...

Warkii oo dhan »
Dalalka Afrika oo dib u gurasho ka sameynaya Ciidamo ay u diraan Soomaaliya

Dalalka Afrika oo dib u gurasho ka sameynaya Ciidamo ay u diraan Soomaaliya

JAN 30, 2007

Talaado, January 30, 2007(HOL): Dalalka Afrika ee laga doonayo in ay Ciidamo u diraan Soomaaliya ayaa waxay u muuqdaan kuwo dalabkaas dib u gurasho ka...

Warkii oo dhan »
Meles Zenawi oo ka digay in ay dib isu uruursadaan Maxkamadihii Islaamka

Meles Zenawi oo ka digay in ay dib isu uruursadaan Maxkamadihii Islaamka

JAN 29, 2007

Isniin, January 29, 2007(HOL):Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Itoobiya Meles Zenawi oo wareysi siiyay Wakaaladda Wararka Reuters ayaa sheegay...

Warkii oo dhan »