Wararka Maanta

Deegaano ka tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe oo nabadeglyo darro laga soo sheegayo

Deegaano ka tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe oo nabadeglyo darro laga soo sheegayo

FEB 11, 2007

Axad, February 11, 2007(HOL): Tan iyo wixii ka dambeeyay markii maamulkii Maxamed Dheere laga wareejiyay Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxaa soo baxay...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiyaanka oo howlgallo ka bilaabay Magaalada Muqdisho

Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiyaanka oo howlgallo ka bilaabay Magaalada Muqdisho

FEB 11, 2007

Axad, February 11, 2007(HOL): Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiyaanka ah ee gacanta siinaya ayaa waxay bilaabeen in ay howlgallo ka sameey...

Warkii oo dhan »
Weerarro Madaafiic loo adeegsaday oo maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho

Weerarro Madaafiic loo adeegsaday oo maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho

FEB 10, 2007

Sabti, February 10, 2007(HOL): Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa ka dhacay weerarro madaafiic loo adeegsaday oo qaarkood lala beegsaday garoonka di...

Warkii oo dhan »
Kooxda Xiriirka Soomaalida oo ku baaqay in deg deg Soomaaliya loogu diro

Kooxda Xiriirka Soomaalida oo ku baaqay in deg deg Soomaaliya loogu diro

FEB 10, 2007

Sabti, February10, 2007(HOL): Kooxda la baxday Kooxda Xiriirka Soomaalida oo shir ku yeeshay magaalada Darusalaam ee dalka Tanzania ayaa waxay ku baaq...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo sheegtay in ay wax ka qabaneyso kooxaha Falalka Nabagdelyo darrada ah wada

Dowladda Federaalka oo sheegtay in ay wax ka qabaneyso kooxaha Falalka Nabagdelyo darrada ah wada

FEB 10, 2007

Sabti, February10, 2007(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay wax ka qabaneyso falalka nabadgelyo darrada ah ee ka jira Magaalada M...

Warkii oo dhan »
Mid ka mid ah Hotellada ay degan yihiin Xubnaha Dowladda Federaalka oo xalay Muqdisho lagu weeraray

Mid ka mid ah Hotellada ay degan yihiin Xubnaha Dowladda Federaalka oo xalay Muqdisho lagu weeraray

FEB 10, 2007

Sabti, February10, 2007(HOL): Hotelka Global oo ku yaala Magaalada Muqdisho, isla markaana ka mid ah Hotellada ay degan yihiin mas’uuliyiinta dowlad...

Warkii oo dhan »
Abaanduulihii Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Xil Safiirnimo loo magacaabay

Abaanduulihii Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Xil Safiirnimo loo magacaabay

FEB 10, 2007

Sabti, February10, 2007(HOL): Abaanduulihii Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jen. Ismaaciil Qaasim Naaji  ayaa  laga qaaday xilkii Hogga...

Warkii oo dhan »
Dadka Muqdisho oo ka cabanaya  sicir barar uga yimid lacag Shillin Soomaali ah oo ay soo daabacatay Dowladda Federaalka

Dadka Muqdisho oo ka cabanaya sicir barar uga yimid lacag Shillin Soomaali ah oo ay soo daabacatay Dowladda Federaalka

FEB 09, 2007

Jimco, February 09, 2007(HOL): Dadka Muqdisho ku dhaqan oo maalmahan ay la soo deristay xaalad nabadgelyo darro ah  ayaa hadana waxaa soo food sa...

Warkii oo dhan »
Siyaasiyiin Soomaaliyeed oo ugu baaqay Dowladda Federaalka in ay wada hadallo la furto cid kasta oo ka soo horjeeda

Siyaasiyiin Soomaaliyeed oo ugu baaqay Dowladda Federaalka in ay wada hadallo la furto cid kasta oo ka soo horjeeda

FEB 09, 2007

Jimco, February 09, 2007(HOL): Siyaasiyiin si weyn looga yaqaano dalka Soomaaliya ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay la hadasho cid ...

Warkii oo dhan »
Maleeshiyooyin ka tirsan Maxkamadihii Islaamka oo galay Gobolka W/Bari ee Kenya

Maleeshiyooyin ka tirsan Maxkamadihii Islaamka oo galay Gobolka W/Bari ee Kenya

FEB 09, 2007

Jimco, February 09, 2007(HOL): Maleeshiyooyin ka tirsanaa Maxkamadihii Islaamka oo hubkooda wata, isla markaana qaba labis ciidan ayaa galay seddex De...

Warkii oo dhan »