Wararka Maanta
Is-rasaaseyn xalay ka dhacday magaalada Muqdisho iyadoo ay jirto xabad joojin ay gaareen Odayaasha Beesha Hawiye & Saraakiisha Itoobiya
Arbaco, April 11, 2007(HOL): Is-rasaaseyn xooggan oo qadar daqiiqado ah socotay ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa ay ka dhacday magaalada Muqdisho, gaar...
Warkii oo dhan »
Shir xal loogu raadinayo Dagaallada Muqdisho oo berri ka dhacaya Hotel Ramadaan
Arbaco, April 11, 2007(HOL): Maalinta berri ah ayaa la filayaa in lagu qabto Hotelka Ramadaan ee Degmada Yaaqshiid shir xal loogu raadinayo dagaalladi...
Warkii oo dhan »
Xuseen Caydiid oo sheegay in Soomaaliya ay noqotay Ciraaqdii labaad
Talaado, April 10, 2007(HOL): Xuseen Maxamed Caydiid oo Ra’iisal Wasaare ku xigeen iyo Wasiirka Howlaha Guud iyo guriyeynta ka ah Xukuumadda Federaa...
Warkii oo dhan »
Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqy in ay dalkooda ka saaraan Ciidamada ku soo duulay
Talaado, April 10, 2007(HOL): Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Maxkamadihii Islaamka Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo haatan ku sugan Magaalada Asmara ee da...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Geedi oo ugu baaqay Beesha Abgaal in ay taageerto Dowladda Federaalka, hubkeedana ay ku wareejiso
Talaado, April 10, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa ugu baaqay Beesha Abgaal ee uu ka so...
Warkii oo dhan »
Guddiga Qiimeynta Khasaaraha Dagaalladii Muqdisho oo warbixin soo saaray
Talaado, April 10, 2007(HOL): Guddi ay Odayaasha Beelaha Hawiye u xil saareen soo qiimeynta Khasaarihii ka dhashay dagaalladii dhawaan ka dhacay magaa...
Warkii oo dhan »
Dadkii Soomaalida ahaa ee ku xanibnaa Garoonka Diyaaradaha ee Entebbe oo la sii daayay.
Isniin, April 09 (HOL) - Siihayaha Safaaradda Soomaaliya ee wadanka Uganda C/qaadir Faarax oo ay taageerayaan Soomaali badan oo wadanka Uganda degan a...
Warkii oo dhan »
CIIDAMADA ITOOBIYA EE KU SUGAN GUDAHA GOBALKA HIIRAAN OO SHEEGAY IN CIDII SI MACNO DARO AH KU RIDA RASAAS LAGALA WAREEGI DOONO HUBKA AY HEYSATO.
Isniin,9 April. 2007 (HOL) Tan iyo wixii ka danbeeyaya markii ay soo dageen gudaha Magaalada B/weyn ciidamada Dowlada Itoobiya, waxaa jiray wara...
Warkii oo dhan »
Odayaasha Beelaha Hawiye oo magacaabay Guddi soo qiimeeya khasaaraha ka dhashay dagaalladii Muqdisho
Axad, April 08, 2007(HOL): Odayaasha Beelaha Hawiye ee ka soo horjeeda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta guddi u magacaabay guddi soo qiimeey...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Ra’iisal Wasaare Geedi oo dib ugu laabtay Magaalada Muqdisho
Axad, April 08, 2007(HOL): Wafdi ay horkacayaan Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geedi oo saakay ka soo kicitimay ...
Warkii oo dhan »