Wararka Maanta
Wada hadallo toos ah oo u furmay Guddi ay iska soo saareen Beelihii dhawaan ku dagaalamay Deegaanka Baar-Moog ee Is-maamulka Soomaalida Itoobiya
Talaado, April 17, 2007(HOL): Wada hadlo Toos ah oo lagu lafa gurayo sidii loo soo Afjari lahaa Khilaaf Mudo ku dhaw 1 sano u dhaxeeyay Beelaha Udeej...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo sheegtay in ay howlgelineyso Ciidmadii Badda Soomaaliya
Talaado, April 17, 2007(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay dib u howlgelineyso Ciidamadii Badda Soomaaliya, kuwaasi oo x...
Warkii oo dhan »
Dadka Muqdisho oo ka walaacsan in ay Dagaallo kale dhacaan
Talaado, April 17, 2007(HOL): Dadka ku dhaqan magaalada Muqdisho ee aan weli barakicin ayaa waxay muujinayaan wel wel ku saabsan in ay mar kale magaal...
Warkii oo dhan »
Hoggaamiyaha Maxkamadihii Islaamka oo sheegay in aaney Soomaaliya joogin Dad xiriir la leh Al-qaacida iyo Argagixiso
Talaado, April 17, 2007(HOL): Guddoomiyaha Guddigii Fulinta Maxakamadaha Islaamka Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa sheegay in aysan Soomaaliya joogin ...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka iyo Xildhibaanada la fikirka ah oo xilalkii Xildhibaanimo laga qaaday
Talaado, April 17, 2007(HOL):Golaha Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ku shiray xaruntiisa KMG ah ee Magaalada Baydhabo ayaa isku raacay in xilalkii a...
Warkii oo dhan »
Hay’adda African Developemnt Trust oo deeqo kala duwan gaarsiiyay Gobollada Shabeellada Dhexe iyo Shabeellada Hoose
Isniin, April 16, 2007(HOL): Hay’adda African Development Trust ayaa deeqo kala duwan oo isugu jira Cunno iyo Dawooyin, gaarsiisay Dadka ay dhibaato...
Warkii oo dhan »
Odayaasha Beelaha Hawiye oo soo dhaweeyay Mowqifka Cali Mahdi Maxamed ee cidda ay u dhaxeeyaan Dagaallada Muqdisho
Isniin, April 16, 2007(HOL): Afhayeenka Beelaha Hawiye Nabaddoon Axmed Diiriye Cali ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan hadal uu sii daayay Cali Mahdi...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Magaalada Muqdisho oo lagu eedeeyay in ay kufsadeen Gabar Soomaaliyeed
Isniin, April 16, 2007(HOL): Ciidamada Itoobiyaanka ah ee ku sugan Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Xaafadda Xamar Bile ee Degmada Wardhiigley ayaa lagu...
Warkii oo dhan »
Shirkii Dib u heshiisiinta Soomaalida ee ay ku baaqday Dowladda Federaalka oo dib loo dhigay
Isniin, April 16, 2007(HOL): Shirkii dib u heshiisiinta ahaa ee ay ku baaqday Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dib loo dhigay ilaa 14 bisha June ee...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka iyo Ganacsatad Muqdisho oo isku af-gartay in dib loo howlgeliyo Dekedda Muqdisho
Axad, April 15, 2007(HOL): Dowladda Federaalka iyo Ganacsatada Gobolka Banaadir ayaa isku af-gartay in dib loo howlgeliyo Dekedda weyn ee magaalada Mu...
Warkii oo dhan »