Wararka Maanta

Nin lagu dilay Hargaysa  iyo eedaysanihii falka geystay oo baxsaday

Nin lagu dilay Hargaysa iyo eedaysanihii falka geystay oo baxsaday

NOV 11, 2025

 Talaado, November 11, 2025 (HOL) - Ciidanka Booliska Somaliland ayaa sheegay in xalay degmada Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa lagu dilay Marx...

Warkii oo dhan »
Daacish oo weli xoolo nool ka hela reer miyiga ee Buuraha Calmiskaad

Daacish oo weli xoolo nool ka hela reer miyiga ee Buuraha Calmiskaad

NOV 11, 2025

 Talaado, November 11, 2025 (HOL) - Ilo amni oo lagu kalsoon yahay ayaa sheegay in ururka Daacish uu weli xoolo nool ka helo dad reer miyi ah oo ...

Warkii oo dhan »
Shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha Aden Cadde oo Shaqo Joojin Sameeyay

Shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha Aden Cadde oo Shaqo Joojin Sameeyay

NOV 11, 2025

Talaado, November 11, 2025 (HOL) - Shaqaalaha ka howl-gala garoonka caalamiga ah ee Aden Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa maanta sameeyay shaqo joojin...

Warkii oo dhan »
Safiirka Soomaaliya ee Congo, oo Madaxweynaha DRC u gudbiyey waraaqihiisa aqoonsiga

Safiirka Soomaaliya ee Congo, oo Madaxweynaha DRC u gudbiyey waraaqihiisa aqoonsiga

NOV 11, 2025

Talaado, November 11, 2025 (HOL) - Safiirka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo (DRC), Ilyas Cali Xasan, ayaa si rasmi ah ugu wareeji...

Warkii oo dhan »
Faahfaahino kasoo baxaya dagaal xoogan oo ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal xoogan oo ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud

NOV 11, 2025

 Talaado, November 11, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa laga helaya dagaal xoogan oo deegaano hoostaga degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ...

Warkii oo dhan »
Howlgallada Badda ee Atalanta iyo Ciidanka Badda Hindiya oo si dhow ula socda burcad-badeed ku sugan xeebaha Soomaaliya

Howlgallada Badda ee Atalanta iyo Ciidanka Badda Hindiya oo si dhow ula socda burcad-badeed ku sugan xeebaha Soomaaliya

NOV 11, 2025

Talaado, November 11, 2025 (HOL) - Howlgalka EUNAVFOR Operation Atalanta ayaa sheegay in ay si wadajir ah ula socdaan Ciidanka Badda Hindiya koox burc...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya oo kaalinta koowaad ka gashay dalalka muwaadiniintooda u safraan Hindiya

Soomaaliya oo kaalinta koowaad ka gashay dalalka muwaadiniintooda u safraan Hindiya

NOV 10, 2025

 Isniin, November 10, 2025 (HOL) - Soomaaliya ayaa kaalinta koowaad ka gashay dalalka ugu badan ee muwaadiniintooda u safraan dalka Hindiya, sida...

Warkii oo dhan »
Maamulaha World Remit oo sheegay in Premier Bank uu ka faa’iido dal-ku-galka danabeysan ee Soomaaliya

Maamulaha World Remit oo sheegay in Premier Bank uu ka faa’iido dal-ku-galka danabeysan ee Soomaaliya

NOV 10, 2025

 Isniin, November 10, 2025 (HOL) - Maamulaha Guud ee Xawaaladda World Remit, Axmed Ismaaciil, ayaa sheegay in nidaamka dal-ku-galka danabeysan (E...

Warkii oo dhan »
Hoggaamiyeyaal siyaasadeed oo ku dhawaaqay xisbi cusub iyo musharaxooda madaxweyne

Hoggaamiyeyaal siyaasadeed oo ku dhawaaqay xisbi cusub iyo musharaxooda madaxweyne

NOV 10, 2025

 Isniin, November 10, 2025 (HOL) - Hoggaamiyeyaal siyaasadeed oo caan ka ah dalka, islamarkaana ka kala socday Ururro, Xisbiyo iyo Maadallo kala ...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Laftagareen iyo Maxamed Mursal oo ka heshiiyay Siyaasadda Koonfur Galbeed

Madaxweyne Laftagareen iyo Maxamed Mursal oo ka heshiiyay Siyaasadda Koonfur Galbeed

NOV 10, 2025

Isniin, November 10, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Maxamed Laftagareen, iyo Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka, Maxamed Mu...

Warkii oo dhan »