Wararka Maanta
Puntland: Maqaamka Muqdisho cid si gaar ah u sheegan karta ma jirto
Jimco, November 21, 2025 (HOL) - Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa sheegay in maqaamka rasmiga ah ee caasimadda Soomaaliya u...
Warkii oo dhan »Sweden oo xirtay nin Siiriyaan ah oo doonyay inuu ku biiro Daacishta Soomaaliya ka dagaalanta
Jimco, November 21, 2025 (HOL) - Sweden ayaa dacwad ku oogtay nin 23 jir ah oo Swedish-Syrian ah, kaas oo lagu eedeeyay dambiyo argagixiso, oo ay ku j...
Warkii oo dhan »Booliiska gobolka Banaadir oo gacanta kusoo dhigay haweeney ku eedeysan iney dishay Ninkeedii
Jimco, November 21, 2025 (HOL) - Ciidamada Booliiska Gobolka Banaadir, gaar ahaan kuwa ka howlgala degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta...
Warkii oo dhan »Xubno ka tirsan Soomaalida Minnesota oo loo haystay inay lunsadeen malaayiin Dollar ah oo qeyb kamid ah loo diray Al-Shabaab
Khamiis, November 20, 2025 (HOL) - Warbixin ay soo saareen Ryan Thorpe iyo Christopher Rufo oo ah saxafiyiin wax baara, ayaa shaacisay in musuq-...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo maanta dalka dib ugu soo celisay 165 ruux oo muwaadiniin Soomaaliyeed ah
Khamiis, November 20, 2025 (HOL) - Waxaa maanta dalka dib loogu soo celiyay ilaa 165 ruux oo ah muwaadiniin Soomaali ah oo mudo ku xanibnaa dalka Liib...
Warkii oo dhan »Somaliland oo diyaaradaha ku amartay in rakaabka Hargeysa u socda iyo kuwa ka dhoofaya aan lagu hakin Muqdisho
Khamiis, November 20, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa diyaaradaha ku amartay in dadka ka dhoofaya Hargeysa ee meel saddexaad u socda, iyo kuwa...
Warkii oo dhan »Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda oo Ka Hadlay hadal heynta lahaanshiyaha Caasimadda
Khamiis, November 20, 2025 (HOL) - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cali Cumar Balcad, ayaa si cad uga hadlay doodihii xoogg...
Warkii oo dhan »Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Ansixiyey Shuruuc iyo Heshiisyo Muhiim ah
Khamiis, November 20, 2025 (HOL) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, iyadoo kulanka lagu mee...
Warkii oo dhan »Puntland oo diiday hirgelinta sharciga tamarta qaranka iyo dhismaha hay'adda tamarta Soomaaliya
Khamiis, November 20, 2025 (HOL) - Puntland ayaa sheegtay in aysan qayb ka ahayn ansixinta Sharciga Tamarta Soomaaliya iyo dhismaha Hay’adda T...
Warkii oo dhan »Madaxda dowladda Fedaraalka oo si weyn u bogaadiyay guusha taariikhiga ah ee Garsoore Cumar Cabdiqaadir Cartan
Khamiis, November 20, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka ...
Warkii oo dhan »