Wararka Maanta
Ciidamada Jabuuti ee kusugan Jalalaqsi oo loogu baaqay inay ka feejignaadaan Kooxda Al shabaab
Talaado, Agoosto 5, 2025 (HOL) - Taliyaha Qeybta 4-aad ee AUSSOM, Kornayl Cabdiraxmaan Rayaale, ayaa kormeer ku tegay ciidamada Jabuuti ee ku su...
Warkii oo dhan »Puntland oo Dowladda Turkiga ku wareejisay markabkii hubka siday ee lagu qabtay xeebaheeda
Isniin, Agoosto 4, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Boosaaso ku qaabilay wafdi sare oo...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Jubaland oo Kulan La Qaatay Ergayga Gaarka ah ee Midowga Afrika
Isniin, Agoosto 4, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabil...
Warkii oo dhan »Dibloomaasiyiin iyo saraakiil ciidan oo Turki ah oo ku sugan Boosaaso si ay Puntland ugala hadlaan markabka hubka siday
Axad, Agoosto 3, 2025 (HOL) - Dibloomaasiyiin iyo saraakiil ciidan oo ka socota dowladda Turkiga ayaa ku sugan magaaalda Boosaaso ee xarunta Gob...
Warkii oo dhan »Maraykanka oo xaqiijiyay inuu duqayn ka dhan ah Alshabaab ka fuliyay Shabeellada Hoose
Isniin, Agoosto 4, 2025 (HOL) - Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika (US Africa Command) ayaa ku dhawaaqay in ciidamadoodu ay duqeymo...
Warkii oo dhan »Howlgal khasaare lagu gaarsiiyay Al-shabaab oo laga fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose
Isniin, Agoosto 4, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo ay iska kaashanayaan ciidanka xooga ...
Warkii oo dhan »Koox ka tirsan Al shabaab oo lagu bartilmaameedsaday Gobolka Shabeellaha Dhexe
Isniin, Agoosto 4, 2025 (HOL) - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) ayaa fuliyey howlgal qorsheysan oo ka dhacay agagaarka tuulooyinka Dee...
Warkii oo dhan »Musharixiinta maamulka Waqooyi Bari oo ka horyimid guddiga doorashada oo ay magacowday dowladda Federaalka
Axad, Agoosto 3, 2025 (HOL) - Musharraxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya ayaa si wadajir ah u soo saaray ...
Warkii oo dhan »Ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka oo howlgal ka dhan ah Al-shabaab ka fuliyay duuleedka Maxaas
Axad, Agoosto 3, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysna oo ay iska kaashadeen ciidanka dowlada iyo kuwa Macaw...
Warkii oo dhan »AUSSOM Oo Beenisay Wararka Sheegaya Khasaarooyin Culus oo Ciidamadeeda Ka Soo Gaarey Dagaalkii Bariire ay kula galeen Al-shabaab
Axad, Agoosto 3, 2025 (HOL) - Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM) ayaa si kulul u beeniyay wararka warbaahi...
Warkii oo dhan »