Wararka Maanta
Doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya oo ka bilaabanaysa Laascaanood
Sabti, Agoosto 30, 2025 (HOL) - Waxaa goor dhow Magaalada Laascaanood ka bilaabanaysa doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka maamulk...
Warkii oo dhan »Xildhibaan Mustafa Bakhri: Masar: Joogitaanka Ciidamadeenna Soomaaliya waa Sharci, Itoobiya Waxba Kama Sheegan Karto
Jimco, Agoosto 29, 2025 (HOL) - Xildhibaan Mustafa Bakhri oo katirsan Baarlamaanka dalka Masar ayaa sheegay in ka qeybgalka ciidamada Masar ee h...
Warkii oo dhan »Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Jabuuti iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray Baledweyne
Jimco, Agoosto 29, 2025 (HOL) - Wafdigan oo uu u hoggaaminaayo Wasiirka arrimaha dibadda dalka Jabuuti Cabduqaadir Xuseen Cumar ayaa goordhow si...
Warkii oo dhan »Dabley hubeysan oo maamta afduubatay Gaari ay leedahay dowladda Hoose ee Mandhera
Jimco, Agoosto 29, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya magaalada Mandhera ayaa sheegaya in dabley hubeysan afduubteen gaari ay leedahay dowladda Ho...
Warkii oo dhan »Maraykanka “Waaxda Arrimaha Dibadda hadda wadahadallo toos ah kulama jiraan wakiillo ka socda Somaliland”
Jimco, Agoosto 29, 2025 (HOL) - Sida ay werisay majaladda Fox News, afhayeen u hadlay Waaxda Arrimaha Dibadda Maraykanka ayaa sheegay in aanay h...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika
Jimco, Agoosto 29, 2025 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in Xalay Xaafadda Booysenpark ee Magaalada Port Eliz...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wafdi sare oo ka socday dowladda Jabuuti
Jimco, Agoosto 29, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta Madaxtooyada dalka ku qaabilay Wa...
Warkii oo dhan »Sen. Ted Cruz: "Waxa jirta fursad dhab ah oo uu Trump ku aqoonsan karo Somaliland hadda"
Jimco, Agoosto 29, 2025 (HOL) - Warbixin uu daabacay telefishinka Fox News ayaa sheegay in Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu tixgelinayo q...
Warkii oo dhan »Maraykanka oo joojiyay duqeymaha ka dhanka ah Daacishta ku sugan Togga Baalade
Jimco, Agoosto 29, 2025 (HOL) - Dowladda Maraykanka ayaa joojisay duqeymaha cirka ee ka socday gudaha togga Baallade, isagoo ka cararaya khasaaraha ra...
Warkii oo dhan »Golaha Wasiiradda oo maanta ansixiyay heshiisyo Xukuumadda la saxiixatay dalalka kala ah Urdun, Qadar iyo Pakistan
Khamiis, Agoosto 28, 2025 (HOL) - Golaha Wasiiradda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah ansixiyay heshiisyo dhanka difaac...
Warkii oo dhan »