4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
advertisements
Bannaabaxyo looga soo horjeedo Dowladda Itoobiya iyo dowladda Mareykanka oo ka kala dhacay magaalooyinka London, Toronto, Windsor iyo Vancouver
 
LONDON: STOP THE WAR NOW AMERICA. ETHIOPIA OUT OF SOMALIA!  
 

Monday, January 22, 2007

 

London (HOL) - Many Somalis gathered in front of the American Embassy in London on Friday 19/1/07 to demonstrate their anger toward the Americans in Somalia. The Somalis wanted to tell the Americans that they are against the American soldiers in Somalia. Angry Somalis shouted: Down America! Down Down Bush! Ethiopia Out Out!

 

Although there were not so many people as I expected to be in front of the American Embassy however, the handful of Somali people who were there wanted to make sure their that voices are heard by the American diplomats and the staff who were in the American Embassy at the time.

 

The Somali demonstrators sang patriotic Somali songs such as: Somaliyey tooso tooso isku tiigsadaye midkiina taagdare taagera weliginee. Dhulka so anigu ma lihi dadka so anigu ma lihi.

 

They also shouted: “the warlords are criminals. They are the enemies of Somali people. They sold our land to Ethiopians and to Americans. The warlords are killers.  (Read Full Story)


Windsor, Canada

 

Windsor, Canada - Banaan baxan ayaa waxa uu ka dhacay Bartamaha magaalada Windsor, Ont Canada gaar ahaan xafiiska laga xukuma magaalada Windsor ee City Hall  maalintii Jimcada oo tariikhdu aheyd January 19, 2007.

Banaan baxan oo ay soo qaban qaabiyeen ururka Midowga Jaaliyad Soomaaliyeed ee dalka dibadiisa ku dhaqan "United Somali Diaspora". Waxaana taageero u fidiyay banaan baxan kana soo qeybgalay ururada Bulshada ee magaalada Winsdor oo ay ka mid yihiin: Windsor Peace Coalition oo ah urur mar walba u taagan kana soo horjeeda dagaalada lagu qaado dadka iyo dalalka laga awooda badan yahay ee xaq darada ah.

Waxaa sidoo kala taageero u fididay banana baxan: Somali Community of Windsor, Windsor Islamic Association, Somali Youth Association of Windsor, Somali Student Assocition (U of W), Idaacadaha Ethiopian Voice iyo Horn Africa Radios.
(Halkaan ka wada Aqriso)


Toronto, Canada

About 200 Somali Canadians and their supporters demonstrated against American involvement in Somalia yesterday at the U.S. consulate in downtown Toronto.

Waving signs that read "Stop Bush's war on terror," "U.S. stop proxy war" and "Troops out of Somalia now," the peaceful crowd listened to speakers decrying recent U.S. air strikes that missed their Al Qaeda targets but killed 70 nomadic herdsmen, according to British aid agency Oxfam.

The U.S. denied reports of civilian casualties.

"We are upset by recent developments, especially the use of military force," said Shukria Dini, one of the event's organizers, a member of the Coalition of Concerned Somali-Canadians and a graduate student in women's studies at York University. (Read Full Story)


VANCOUVER, CANADA

Vancouver, Canada - Jan 19, 2007 - Bannaabax ballaaran oo ay ka soo qayb galeen qowmiyadaha Soomaali iyo Itoobiya ayaa ka dhacay magaalada Vancouver ee dalka Canada. 

Bannaanbaxaas ayeed dadkii ka soo qayb galay ku muujiyeen sida ay uga xun yihiin siyaasadda kaligii taliyaha Mele Zenawi.

Waxayna ka codsadeen dowladda Canada in ay ku cadaadiso in Ra'iisul Wasaare Mele Zenawi deg-deg ciidamadiisa kala soo boxo waddanka Soomaaliya.

Halkaas hoose ka daawo sawiradii laga soo qaaday bannaanbaxaas. (Halkaan ka aqriso)


Ottawa, Canada
 
Bannaabax looga soo horjeedo joogitaanka ciidamada Itoobiya ee dalka Soomaaliya aya maalintii Arbacada ahayd Bisha Jan 3, 2007 ka dhacay magaalada Ottawa ee dalka Canada. Bannaabaxaas oo ka kala dhacay Seddex goobood oo kala ah Baarlamaanka dalka Canada iyo Safaaradaha Itoobiya iyo Mareykanka. Baarlamaanka dalka Canada oo ahayd goobtii uu bannaabax ka bilaawday ay dadkii halkaas isugu soo baxay ay ku dhawaaqayey ereyo ay kaga soo horjeedaan joogitaanka ciidamada Itoobiya ee dalka Soomaaliya.
 
Boliska magaalada Ottawa oo ay daba socdaan dadkii halkaas ku bannaabaxayey ayaa waxay ka dib u soo dareereen Safaaradda Itoobiya ay ku leedahay dalka Canada halkaas oo ay bannaabax ka hor sameeyeen.
 
"Zenawi Down", "Ethiopia Army get out of Somalia" ayaa ka mid ereyadii ay ku dhawaaqyeen dadkii halkaas ku bannaanbaxayey.

San Diego, USA

 


Janaayo 12, 2007 Magaalada San Diego waxaa ka dhacay bannaanbax lixaad leh oo lagaga soo horjeedo weerarka gardaradda ah ee ay ciidamada Itoobiyaanku ku qabsadeen Koonfurta Soomaaliya, iyo duqeynta ay dayuuradaha Maraykanku u geysteen shacabka deggan Gobollada Jubbooyinka ee .... (Halkaan ka aqirso)



 





Click here