4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
advertisements
Bannaanbax looga soo horjeedo Dowladda Mele Zenawi oo ka dhacay magaalada Vancouver ee dalka Canada

Vancouver, Canada - Jan 19, 2007 - Bannaabax ballaaran oo ay ka soo qayb galeen qowmiyadaha Soomaali iyo Itoobiya ayaa ka dhacay magaalada Vancouver ee dalka Canada. 

Bannaanbaxaas ayeed dadkii ka soo qayb galay ku muujiyeen sida ay uga xun yihiin siyaasadda kaligii taliyaha Mele Zenawi.

Waxayna ka codsadeen dowladda Canada in ay ku cadaadiso in Ra'iisul Wasaare Mele Zenawi deg-deg ciidamadiisa kala soo boxo waddanka Soomaaliya.

Halkaas hoose ka daawo sawiradii laga soo qaaday bannaanbaxaas.

Here are the pictures taken from the demonstration



 





Click here