
newsinsideQaar kamid ah mudanayaasha Baarlamanka Soomaaliya ayaa HOL u sheegay in ay ka doodi doonaan sharciga Nootaayooyinka dalka, kaas oo Xildhibaanadu usoo mariyeen akhrintii koowaad .
Xalay ayaa xildhibaannada loo diray farriimo, waxaana laga codsaday in ay dhowraan waqtiga.
Kalfadhigan hadda bilowga ah ayaa waxaa Baarlamanka Soomaaliya horyaalla shaqooyin badan oo muhiim u ah dalka.
Abdiaziz Ahmed Barrow, Hiiraan Online
[email protected]