Arbaco, Luulyo 15, 2020 (HOL) - Diyaarad siday Maydka madaxweynihii hore ee Puntland marxuum Maxamed Cabdi Xaashi ayaa ka degtay magaalada Garowe ee caasimadda Puntland.
newsinsideMarxuumka ayaa halkaas loogu sameynayaa aas oo ay ka qeyb galayaan Puntland iyo madax ka socota dowladda federalka iyo dowlad goboleedyada.
Guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi oo ka qeyb galaya aaska maxrumka ayaa Garowe lagusoo dhoweeyay, waxaana sidoo kale Dhuuso mareeb kasoo tagay madaxweynayaasha dowlad goboleedyada.
Lama xaqiijin in uu raysal wasaaruhu aadayo aaska madaxweynihii hore ee Punland, xidhiidh aan la sameynay saraakiil ku sugan Dhuusomareeb waxay inoo sheegeen in raysal wasaaruhu ku sugan yahay Dhuusomareeb.

Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
[email protected]