Isniin, June, 10, 2019 (HOL)-Shirkadda Basaska waawayn ee Falcon Coach Bus basaskeeda qaar ka mid ah ayaa muddo 10 maalmood gudahooda shil ku galay meelo kamid ah degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya.