Axad,Feberaayo, 03m 2019 (HOL)-Wararka ka imaanaya magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in Guddoomiyaha xisbiga talada degaanka haya Axmed Shide uu maanta soo gaadhay magaalada Jigjiga, isagoo lagusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Garaad Wiil-Waal Airport.