Shir looga hadlayo xasilinta dalka oo Muqdisho ka furmay
Axad, Janaayo, 29, 2018 (HOL) - Shir ku saabsan xasilinta
amniga guud ee dalka, ayaa maanta ka furmay Xarunta Taliska ciidanka AMISOM ee
Xalane, Shirkan ayaa waxaa daah furay Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya.
Waxaa ka qaybgalaya Shirkaan Wakiilada Beesha caalamka ee
Soomaaliya ku sugan, xubno ka socda Maamul Goboledyada dalka ka jira, Gobolka
Banaadir iyo qaar ka tirsan Ururada Bulshada rayidka.
Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye
ayaa furay shirkaan wuxuuna sheegay inuu ku saabsan yahay xasilinta xaalada guud
ee dalka.
Shir ku saabsan xasilinta amniga guud ee dalka, ayaa
maanta ka furmay Xarunta Taliska ciidanka AMISOM ee Xalane, Shirkan ayaa waxaa
daah furay Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya.
Waxaa ka qaybgalaya Shirkaan Wakiilada Beesha caalamka ee
Soomaaliya ku sugan, xubno ka socda Maamul Goboledyada dalka ka jira, Gobolka
Banaadir iyo qaar ka tirsan Ururada Bulshada rayidka.
Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye
ayaa furay shirkan wuxuuna sheegay inuu ku saabsan yahay xasilinta xaalada
guud ee dalka.
C/raxmaan Diini,
Hiiraan Online
[email protected]