4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Sabti, May 6 , 2017
Gollaha wasiirada Hirshabeelle oo eedeyn culus u jeediyay dowladda federaalka Soomaaliya

 

Sabti, May, 06, 2017 (HOL) –Kaddib kulan aan caadi aheyn oo maanta ay ku yeesheen magaalada Jowhar gollaha wasiirada maamul gobolleedka Hirhabeelle ayaa looga hadlay khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya maamulka iyo dowladda dhexe ee federaalka.

Kulanka oo uu goob joog ka ahaa madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble, ayaa war-saxaafadeed markii danbe laga soo saaray waxaa looga hadlay faragalin sida ay hadalka u dhigeen lagu hayo Ilaha dhaqaale ee maamulka.

Akhriso war-saxaafadeedka :

  

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]