4/26/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Mar 21, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya oo xilal cusub magacaabay

 

Talaado, Maarso, 21, 2017 (HOL)-- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa madaxtooyadda Soomaaliya u magacaabay ilaa shan xil.

Villa Soomaaliya, ayaa ku jirta xaalad kala guur ah.

Halkaan ka aqriso magacyada xilalka la magcaaby:

1. Abuukar Daahir Cismaan, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada

2. Prof  Nuur Diiriye Fuursade, La Taliyaha Madaxweynaha ee Siyaasadda iyo Istiraatiijiyadda.

3. Maxamed Cabdullahi Axmed, Kaaliyaha Gaarka ah ee Madaxweynaha

4. Cabdullaahi Yuusuf Maxamed, Agaasimaha Habmaamuuska Madaxtooyada.

5. Cabdinuur Maxamed Axmed, Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada.

Hassan Istiila
[email protected]
Mogadishu, Somalia