4/26/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Mar 21, 2017
Saacadee maanta lagu wadaa in lagu dhawaaqo Golaha wasiiradda?


 

Talaado, Maarso, 21, 2017 (HOL) --Warbaahinta Soomaalidda, ayaa looga yeeray madaxtooyadda Villa Somalia, waxaana lagu wadaa in saacadaha soo socda lagu dhawaaqo, golaha wasiiradda xukuumadda cusub.

Ra’iisal Wasaare Hassan Ali Khayre, ayaa laga sugayay, maalmihii lasoo dhaafay magacaabista.

Wariyaal ka tirsan Hiiraan Online, ayaa soo sheegaya in wariyaasha ay ku qul-qulayaan xafiiska Ra’iisal wasaaraha.

Wixii kusoo kordha halkaan kala soco.

Hassan Istiila
[email protected]
Mogadishu, Somalia