4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Talaado, Jan 31, 2017
Jadwalka jeedinta khudbadaha musharixiinta iyo sida ay u kala horeeyaan oo la soo saaray

 

Talaado, Janaayo, 31, 2017 (HOL) – Guddiga qaban-qaabada doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo saaray jadwalka jeedinta khubadaha iyo sida ay u kala horeeyaan musharixiinta oo hortagaya xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya.

Jadwalkan ayaa imanaya kadib markii maanta lagu guuldareystay qabashada dood loo balansanaa sida jadwalka ku qorneyd maanta oo Talaado ah oo ay taariikhda ku beegan tahay 31 Janaayo, kadib markii leysku khilaafay habka ay doodda u dhaceyso.

Hadaba Jadwalka jeedinta khudbadaha ayaa sidan u qoran :

 

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]