4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Talaado, Feb 8 , 2017
Madaxweynihii hore ee Puntland oo ku geeriyooday magaalada Dubai

 Arbaco, Feberaayo, 08, 2017 (HOL) – Allaha u naxaristo,waxaa magaalada Dubai maanta ku geeryooday madaxweynihii hore ee Puntland,Maxamuud Muuse Xirse [Cadde Muuse].

Marxuun Cadde ayaa ku xanuusanyey muddooyinkii dambe dalka Imaaradka Carabta, sida uu Hiiraan Online u sheegay goor dhaw wariye Feysal Boston oo ah wariyaha HOL ee magaalada Boosaaso.

Xiligii uu Alle u naxariisteen Cadda Muuse madaxweynaha uu ka ahaa Puntland waxaa uu howlo fara badan ka qabtay degaanada maamulkaas, isagoo markii dambe xilka ku wareejiyey C/raxmaan Faroole oo doorasho uga guuleystay.

C/raxmaan Diini, Hiiraan Onlin
[email protected]