4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Talaado, Feb 28, 2017
Qarax ka dhacay magaaladda Muqdishu

Isniin, Feberaayo, 27, 2017 (HOL) –  Gaari uu watay qof  laguna soo xiray waxyaabo qarxa ayaa ku qarxay nawaaxiga Buundooyinka ee magaaladda Muqdisho.

Ciidamada Police-ka ayaa gaaray halka uu qaraxa ka dhacay.

Wixii kusoo kordha halkaan kala soco.