Maxkamad Ciidan oo Baydhabo ku xukuntay Rag la sheegay inay ka tirsan yihiin Ururka Daacish
Sabti, September 17, 2016 (HOL) — Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida ee
Gobolka Bay ayaa maanta oo xukun ku ridday Afar ruux oo la sheegay inay ka
tirsan yihiin Ururka ISIS ama Daacish.
Xukunkan oo ka dhacay Baydhabo, ayaa Xubnahaan la xukumay waaxaa dhawaan
gacanta kusoo dhigay Ciidanka maamulka Koonfur-galbeed ee Somalia,
mas'uuliyiinta maamulkaas ay ugu sheegeen dhawaan warbaahinta.
Gudoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Gobolka Bay, Aadan
Abuukar Maxamed ayaa sheegay in afartaan ruux lagu riday midkiiba 10 sano oo
xabsi ah; isagoo xusay in maxkamadu ay xukunkooda ku dhawaaqday.
Sidoo kale, Xubnahan la xukumay ayaa waxaa ku jira; C/casiis Xasan Mursal
oo la sheegay inuu yahay Wakiilka Daacish ee Baydhabo, sidoo kalena waxaa ka mid
ah Mahad Nuur Siidoow oo isagana la sheegay inuu Daacish u Qaabilsanaa
Qaraxyada, Maxamed Sheekh Maxamed iyo Cali Maxamed Gaaboow oo la sheegay inuu
Daacish u Qaabilsanaa Dilalka Qorsheysan.
Taliska Sirdoonka Baydhabo, ayaa horraantii bishan waxay magaaladaas
kusoo bandhigeen Raggan la xukumay oo lagu soo qabtay hawl-galo laga sameeyay
Baydhabo waana xubnihii ugu horreeyay oo Daacish ah oo lagu xukumo gobolka
Bay.
Ugu dambeyn, Degmada Baydhabo ayaa waxaa horay ay Maxkamadda Ciidamada
Qalabka sida ee Somalia ugu xukuntay rag ka tirsanaa Al-shabaab oo ku eedeysan
qaraxyo khasaare badan geystay oo magaaladaas ka dhacay.
Maxamed X. Xuseen, Hiiraan
Online
[email protected]
Muqdisho,
Soomaaliya
- See more at: /news/2016/Sept/wararka_maanta17-107603.htm#sthash.skQXbvMF.dpuf
Sabti, September 17, 2016 (HOL) — Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida ee
Gobolka Bay ayaa maanta oo xukun ku ridday Afar ruux oo la sheegay inay ka
tirsan yihiin Ururka ISIS ama Daacish.
Xukunkan oo ka dhacay Baydhabo, ayaa
Xubnahaan la xukumay waaxaa dhawaan gacanta kusoo dhigay Ciidanka maamulka
Koonfur-galbeed Somalia, mas'uuliyiinta maamulka ay ugu sheegeen dhawaan
Warbaahinta.
Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka
Sida ee Gobolka Bay, Aadan Abuukar Maxamed ayaa sheegay in afartaan ruux lagu
riday midkiiba 10 sano oo xabsi ah; isagoo xusay in maxkamadu ay xukunkooda ku
dhawaaqday.
Sidoo kale, Xubnahan la xukumay ayaa waxaa
ku jira; C/casiis Xasan Mursal oo la sheegay inuu yahay Wakiilka Daacish ee
Baydhabo, sidoo kalena waxaa ka mid ah Mahad Nuur Siidoow oo isagana la sheegay
inuu Daacish u Qaabilsanaa Qaraxyada, Maxamed Sheekh Maxamed iyo Cali Maxamed
Gaaboow oo la sheegay inuu Daacish u Qaabilsanaa Dilalka
Qorsheysan.
Taliska Sirdoonka Baydhabo, ayaa horraantii
bishan waxay magaaladaas kusoo bandhigeen Raggan la xukumay oo lagu soo qabtay
hawl-galo laga sameeyay Baydhabo waana xubnihii ugu horreeyay oo Daacish ah oo
lagu xukumo gobolka Bay.
Ugu dambeyn, Degmada Baydhabo ayaa waxaa
horay ay Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Somalia ugu xukuntay rag ka
tirsanaa Al-shabaab oo ku eedeysan qaraxyo khasaare badan geystay oo magaaladaas
ka dhacay.
Maxamed X. Xuseen, Hiiraan
Online
[email protected]
Muqdisho,
Soomaaliya
Sabti,
September 17, 2016 (HOL) —
Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida ee Gobolka Bay ayaa maanta oo xukun ku
ridday Afar ruux oo la sheegay inay ka tirsan yihiin Ururka ISIS ama
Daacish.
Xukunkan oo ka dhacay Baydhabo,
ayaa Xubnahaan la xukumay waaxaa dhawaan gacanta kusoo dhigay Ciidanka maamulka
Koonfur-galbeed ee Somalia, mas'uuliyiinta maamulkaas ay ugu sheegeen dhawaan warbaahinta.
Gudoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Gobolka Bay, Aadan Abuukar Maxamed ayaa sheegay in afartaan
ruux lagu riday midkiiba 10 sano oo xabsi ah; isagoo xusay in maxkamadu ay
xukunkooda ku dhawaaqday.
Sidoo kale, Xubnahan la
xukumay ayaa waxaa ku jira; C/casiis Xasan Mursal oo la sheegay inuu yahay Wakiilka
Daacish ee Baydhabo, sidoo kalena waxaa ka mid ah Mahad Nuur Siidoow oo isagana
la sheegay inuu Daacish u Qaabilsanaa Qaraxyada, Maxamed Sheekh Maxamed iyo
Cali Maxamed Gaaboow oo la sheegay inuu Daacish u Qaabilsanaa Dilalka Qorsheysan.
Taliska Sirdoonka Baydhabo, ayaa horraantii bishan waxay magaaladaas kusoo bandhigeen Raggan la xukumay oo
lagu soo qabtay hawl-galo laga sameeyay Baydhabo waana xubnihii ugu horreeyay
oo Daacish ah oo lagu xukumo gobolka Bay.
Ugu dambeyn, Degmada
Baydhabo ayaa waxaa horay ay Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Somalia ugu
xukuntay rag ka tirsanaa Al-shabaab oo ku eedeysan qaraxyo khasaare badan
geystay oo magaaladaas ka dhacay.
Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya