4/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Sept 14, 2016
DAAWO SAWIRRADA: Shir-madaxeedkii Ururka IGAD ee Magaalada Muqdisho lagu Qabtay Shalay
Arbaco, September 14, 2016 (HOL) — Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, ayaa shalay waxaa lagu qabtay Shir-madaxeedkii 28-aad ee Urur-goboleedka IGAD oo ay toddoba Waddan oo ku yaalla Bariga Afrika ku Mideysan yihiin, iyadoo Mas’uuliyiinta Dowladda FS ay ku tilmaamay qabashada shirkan mid sumcad ballaaran u soo hoynaya Soomaaliya.

Haddaba, DAAWO SAWIRRADA - Madaxdii IGAD ee ka Qayb-galay Shirkii IGAD;

















Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya