4/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, Sept 12, 2016
Beesha Caalamka iyo Isbahaysiga Is-bedel-sameynta Soomaaliyeed oo ku kulmay Muqdisho (SAWIRRO)
Isniin, September 12, 2016 (HOL) — Isbahaysiga Isbedel-sameynta Soomaaliyeed [Coalition for Change] oo ka kooban Hoggaamiyeyaasha Xisbiyada Siyaasadeed ee dalka murashaxiinta madaxweyne, xildhibaano iyo siyaasiyiin ayaa markii uu u soo dhamaaday kulan laba casho u socday, waxay maanta Muqdisho kula kulmeen Wakiilada Beesha Caalamka sida; Safiiradda Ingiriiska, Talyaaniga, Midowga Yurub iyo Midowga Afrika iyo
ku-xigeenka Wakiilka QM ee Arrimaha Soomaaliya.

Akhriso; Bayaankii kasoo baxay shirkii Beesha Caalamka iyo Xubnaha Isbahaysiga;

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]

Muqdisho, Soomaaliya