4/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, Sept 12, 2016
Madaxweynaha Jubbaland oo Arrimo badan uga Hadlay Khudbadiisii Ciidda ee Maanta [DAAWO]
Isniin, September 12, 2016 (HOL) —
Isniin, September 12, 2016 (HOL) — Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam oo maanta khudbad ka jeediyay xarunta madaxtooyada, kadib markii laga baxay salaaddii ciidda ayuu uga hadlay arimo kala duwan.

Halkan ka daawo khudbadda Madaxweeynaha;

Xasan Nuur, Hiiraan Online
[email protected]
Kismaayo-Soomaaliya.