4/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Axad, Sept 11, 2016
DAAWO: Xarunta tababarka Afrikaanka ee Australia oo loogu Yaboohay 10,000 oo Doollar

Axad, September 11, 2016 (HOL) — Wasiirka Maaliyadda Dowlad-goboleedka - Victoria ee dalka Australia Scott Robinson, ayaa booqday xarunta Tababarka Jaaliyadaha Afrika oo ay Guddoomiye u tahay Xaliima Sheekh Maxamed [Xaliima Kaaraan], iyadoo Wasiirka uu ugu deeqay lacag gaaraysa 10,000 oo doollar, si ay ugu sii wadaan Tababarrdooda.

DAAWO Muuqaal ku saabsan Booqashada Wasiirka Maaliyadda Victoria, Australia;
Ibaahim Baafo, Hiiraan Online
E-mail: [email protected]
Melbourne, Australia