4/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Sabti, May 21, 2016
DAAWO Warbixin: Doorashada Dalka Australia, Hoos u dhaca Dhaqaalaha & Arrimaha Qoxootiga

Sabti, May 21, 2016 (HOL) — Waddanka Australia ayaa la filayaa inay Sanadkan 2016-ka ka dhacdo Doorasho, Waxaa la filayaa in Asxaabta Hoggaanka ku loollamaya ay Tartan ku galaan arrimo ay ka mid yihiin; Hoos u dhaca dhaqaalaha oo sannadihii lasoo dhaafay hoos u socday iyo Arrimaha Qoxootiga oo Dood weyni ay xilligaan ka taagan tahay.

Haddaba, DAAWO Warbixin ku Saabsan Doorashada Dalka Australia, Dhaqaalaha Hoos u dhacay Dalkaas iyo weliba Muranka ka taagan Arrimaha Qoxootiga:


Ibraahim Baafo, Hiiraan Online
E-mail:
[email protected]
Melbourne, Australia