4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, Dec 9 , 2016
Guddiga doorashada heer dowlad gobolleed oo eedeyn u jeediyay madaxweynaha Hirshabeelle
Jimco, December, 09, 2016 (HOL) - Guddiga doorashada heer dowlad gobolleedka ayaa eedeyn culus u soo jeediyay madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble oo ay ku eedeeyeen in uu fara-galin toos ah ku hayo mid ka mid ah kuraasta aqalka hoose, gaar ahaan habka loo soo xareynayo ergada beesha kursiga iska leh.

Akhriso warka ka soo baxay guddiga doorashada Hirshabeelle :


C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]
Beledweyne, Soomaaliya